Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Farmaajo oo magacaabay guddiga taakuleynta ciidamada XDS
  • Guddiga Difaaca Baarlamaanka Puntland oo Baarlamaanka horgeeyey warbixin ku saabsan xaaladda ciidamada aagga Galgala
  • Saraakiisha ciidamada Puntland oo ka warbixyey hawlagalada buuraha Calmadow

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Abti yariisoow 7 years ago

    MAHADSANIDIN: REER MUQDISHO WAA DADKA KELIYA EE BAQAYA OO DHIBTA GEESTEY WAANA IN AYAGA LAGA DHIGAA
    HUBKA, WAA HADII LAGU DHAQMAYO CADAALADA.

    WAXA SOO RAACA CAASUMADA WAA IN AY ISBESHAA SI AY NOQOTABA OO MEEL KALE LOO RARAA, WAAYO INAGAY NAGU XIRANTAHAY. DADKII GOBOLADA SOMALIYA KU DUULAY OO DHIBTA U GAYSTEY WAA IN LAGA QAADAA MAG DHOW. CIIDAMADA
    SOMAALIYA WAA IN AY ISle EKAADAAN
    DAAROOD 3000 HAWIYE 3000 ISAAQ 3000
    DIGIL IYO MIRIFLE 3000 JUBBALAND OO
    MIXED AH 3000 BANAADIR WAA CAASUMAD GOORTANI hadii aanay dhicin dibin
    Daabyo baa ku aasan dhankastooy
    Kasocotaba waayo hir shabeele 3000
    Gal mudug 3000 puntland 3000 xaq ma aha, somalinimadu aan wada raadino qolana khasab kuma ah, ma aha ayah quran kariima ama axaadith anabawiuah,ma aha qolo kasta ee la
    Soo doorto in ay one way u shaqeeyaan,dabadeed meesha la dhaafi waayo.

  • Abti yariisoow 7 years ago

    MAHADSANIDIN: REER MUQDISHO WAA DADKA KELIYA EE BAQAYA OO DHIBTA GEESTEY WAANA IN AYAGA LAGA DHIGAA
    HUBKA WAA HADII LAGU DHAQMAYO CADAA
    LAD WAXA SOO RAACA CAASUMADA WAA IN AY ISBESHAA SI AY NOQOTABA OO MEEL KALE LOO RARAA WAAYO INAGAY NAGU XIRANTAHAY DADKII GOBOLADA SOMALIYA KU DUULAY OO DHIBTA U GAYSTEY WAA IN LAGA QAADAA MAG DHOW CIIDAMADA
    SOMAALIYA WAA IN AY IS LE EKAADAAN
    DAAROOD 3000 HAWIYE 3000 ISAAQ 3000
    DIGIL IYO MIRIFLE 3000 JUBBALAND OO
    MIXED AH 3000 BANAADIR WAA CAASUMAD GOORTANI

  • Hub ka dhigis ha ku dayin reer Muqdisho oo kuu soo dhoweeyay si’ gobannimo leh.
    Soomaali waa dagaallantay, meel lagu heshiiyay oo la isku saamaxayna ma jirto.
    Xaq uma lihid inaad dadweynaha Muqdisho ka dalabtid inay kuu dhiibaan hubkooda. Xoogna ugama qaadi kartid.

  • Aadbaan usalaamayaa dhamaan hawl wadewnasa radio daljir oo run ahaantii marnaamijyo aad aan u jeclhy noosoo daya sida marnaamijkan..

    907678675

  • Aadbaan usalaamayaa dhamaan hawl wadewnasa radio daljir oo run ahaantii marnaamijyo aad aan u jeclhy noosoo daya sida marnaamijkan..

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com