Category: Wararka

1 2,163 2,164 2,165 2,166 2,167 2,819 25980 / 33825 POSTS
Samafale Dhalinyara ah oo lacag Afur iyo Raashin u qaybiyaay Danyar (Sawiro)

Samafale Dhalinyara ah oo lacag Afur iyo Raashin u qaybiyaay Danyar (Sawiro)

Jaamac Cabdulaahi dheere waa samafale Bisha Ramadaan Sanad kasta caawiya qoysaaska danyarta ah ee kunool Kamaamka Barakacayaasha Magaaladda Muqdisho , [...]
Wasaaradda Dastuurka DFS oo Baydhabo Shir kusoo gabagabeysay (Sawiro)

Wasaaradda Dastuurka DFS oo Baydhabo Shir kusoo gabagabeysay (Sawiro)

Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka DFS iyo KGS oo lagu baranayay waxbarashada madaniga [...]
Taliyaha Ciidanka Badda Puntland PMPF oo ka hadlay Howlgal laga fuliyaay Galgala (dhegayso/Sawiro)

Taliyaha Ciidanka Badda Puntland PMPF oo ka hadlay Howlgal laga fuliyaay Galgala (dhegayso/Sawiro)

Taliska Ciidamada Bada ee Puntland ayaa ka warbixiyay Howlgalo ay Ciidamada bada Puntland ay ka sameeyeen saacadihii la soo dhaafay Buuralayda Gal- g [...]
Ra’iisul wasaare Kuxigeenka DFS oo ka hadlay ka hortaga Musiibooyinka Dalka kadhaca (Sawiro)

Ra’iisul wasaare Kuxigeenka DFS oo ka hadlay ka hortaga Musiibooyinka Dalka kadhaca (Sawiro)

Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ka qeyb galay munaasabad ay xilka kula wareega [...]
Taliska AFRICOM oo Xaqiijiyaay inay Dileen Saraakil katirsan Alshabaab

Taliska AFRICOM oo Xaqiijiyaay inay Dileen Saraakil katirsan Alshabaab

War ay soo saartay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ciidamada Mareykanku ay ka fuliy [...]
Maxaa ka dhalan kara colaadda ka dhex-oogan Puntland iyo Somaliland ? Waraysi (dhegayso)

Maxaa ka dhalan kara colaadda ka dhex-oogan Puntland iyo Somaliland ? Waraysi (dhegayso)

Tan iyo bilawgii sannadkaan 2018, gobolka Sool waxaa oa oognayd colaad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland, kadib markii ciidamada Somaliland ay qabsad [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axm [...]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay colaadda Sool (dhegayso)

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo ka hadashay colaadda Sool (dhegayso)

Warsaxaafadeed kasoo baxay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Enmonton, gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa lagu cambaareeyey weerarka Somaliland a [...]
Puntland oo halka milyan ee Dowladda Faderaalka ay ugu deeqday Somaliland sheegtay in lagu hurinayo colaadda Sool, Sanaag iyo Cayn

Puntland oo halka milyan ee Dowladda Faderaalka ay ugu deeqday Somaliland sheegtay in lagu hurinayo colaadda Sool, Sanaag iyo Cayn

Dowladda Puntland ayaa sheegtay halkii milyan ee doolar ee Raysal Wasaare kuxigeenka iyo wasiirka maaliaydda Dowladda Faderaalka shalay ay ugu deeqeen [...]
Shirkii Amniga Qaranka ee Baydhabo oo socda

Shirkii Amniga Qaranka ee Baydhabo oo socda

Waxaa maalintii labaad kasocda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirka amniga qaranka ee Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan madaxwaynayaasha d [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka soo da [...]
Warbixinta TARTAN &TACLIIN: Wareeggii 2aad habeenkii 1aad

Warbixinta TARTAN &TACLIIN: Wareeggii 2aad habeenkii 1aad

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTA [...]
1 2,163 2,164 2,165 2,166 2,167 2,819 25980 / 33825 POSTS