Samafale Dhalinyara ah oo lacag Afur iyo Raashin u qaybiyaay Danyar (Sawiro)

Samafale Dhalinyara ah oo lacag Afur iyo Raashin u qaybiyaay Danyar (Sawiro)

Jaamac Cabdulaahi dheere waa samafale Bisha Ramadaan Sanad kasta caawiya qoysaaska danyarta ah ee kunool Kamaamka Barakacayaasha Magaaladda Muqdisho ,isago sanad kasta isku xilqaama sidii uu lacag iyo raashin u siin lahaa dadka an awoodin waxay ka afuraan.

Jaamac ayaa dadka wax haysta ka codsa inay caawiyaan walalahooda an haysan waxay ku afuraan ,isagoo horey sidaas oo kale u samayn jiray walow sanadihi hore ee uu bilaabayaay Barnaamijkan uu ku bilaabay inuu jeebkiisa lacag ka bixiyo deedna uu siiyo dadkan.

Samafale jaamac cabdulaahi dhere ayaa maanta Muqdisho ugu qaybiyaay Qoysaas danyar ah Timir iyo lacag dhan qoyskiiba$50 dollar

Dhinaca kale wuxuu ugu baaqay shacabka Somaliyeed ee jecel inay la baxaan sadaqada in la galay Todobankii dambe doonayana inuu ka farxiyo oo uu Ciidsiiyo Caruurta agoonta ah ee danyarta ah ,isago bulshadda cidii wax haysta ugu baaqay inay kala qayb qaatan Ciidsiinta Caruurtaas an cidna u maqnayn Ceelna u qodnayn.

Hadaad jeceshahay inaad JAAMAC la xiriirto kana caawiso ciidsinta caruurta kala xiriir

Golis +252907790556
Hormuud 0615582361

Hoos kadaawo sawiro

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com