Category: Wararka

1 2,161 2,162 2,163 2,164 2,165 2,819 25956 / 33825 POSTS
Tahribayaal Somaali iyo Itoobiyaan isugu jirra oo ku dhintay Xeebaha Dalka Yeman

Tahribayaal Somaali iyo Itoobiyaan isugu jirra oo ku dhintay Xeebaha Dalka Yeman

Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay kula dagtay xeebaha Yemen, sida a [...]
Saraakisha Kenya oo Amrlay in jawaab laga bixiyo Weraar laga geeystay Libooyo

Saraakisha Kenya oo Amrlay in jawaab laga bixiyo Weraar laga geeystay Libooyo

Ciidamada Militariga iyo Booliska Kenya, ayaa weli waxay hawlgal ballaaran ka wadaan Magaalada Gaarisa, kadib markii shalay Ciidanka Kenya gaar ahaan [...]
Daawo: Col Afweyne” Ciidamada Puntland Cidii kuso Xadgudubta Jawaabay sinayaan ”

Daawo: Col Afweyne” Ciidamada Puntland Cidii kuso Xadgudubta Jawaabay sinayaan ”

Col Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) oo shir saxaafadeed ku qabtay Buuhoodle ayaa sheegay in ciidamada difaaca gobolka Cayn talaabo ciidan [...]
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu hogaaminayo oo xalay gaaray Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu hogaaminayo oo xalay gaaray Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa Xalay gaaray magaaladda Jab [...]
Ciidamadda Danab oo Jubbooyinka Howlgal kasameyaay

Ciidamadda Danab oo Jubbooyinka Howlgal kasameyaay

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo howlgallo waxay ka wadaan degaano dhowr ah oo k [...]
Culimaa’udiin Reer Somaliland “Madaxwayne Muuse waan kugu taageersanahay dagaalka Sool”

Culimaa’udiin Reer Somaliland “Madaxwayne Muuse waan kugu taageersanahay dagaalka Sool”

Culimaa'udiin reer Somaliland ah oo kulan afur ah loogu sameeyey magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa ku taageeray mowqifka Somaliland ay ku [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegga 2aad habeenkiisii 3aad (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN: Wareegga 2aad habeenkiisii 3aad (dhegayso)

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTA [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
TOOS: Barnaamijka Tartan& Tacliin Halkan Live uga Daawo

TOOS: Barnaamijka Tartan& Tacliin Halkan Live uga Daawo

Halkan Toos Uga dhegayso Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Dugsiyadda sare ee Puntland ,kaas oo ka socda Radio Daljir Somaaliya. https://www.facebo [...]
Shacabka Somaliyeed oo lagu baqay Ciidsiinta Agoonta (dhegayso/Sawiro)

Shacabka Somaliyeed oo lagu baqay Ciidsiinta Agoonta (dhegayso/Sawiro)

Jaamac Cabdulaahi dheere oo kamid ah dhalinta Magaaladda Muqdisho ee samafalayasha ah ayaa u istaagay sidii shacabka somaliyeed uga codsan lahaa in la [...]
Maamulka Hiirshabeele oo sheegay inay u arayaan Xildhibaanadi Balcad lagu dilay (dhegayso)

Maamulka Hiirshabeele oo sheegay inay u arayaan Xildhibaanadi Balcad lagu dilay (dhegayso)

Kadib weerarkii shalay gelinkii dambe lagu dilay laba Xildhibaan oo ka tirsan Hir-Shabeelle iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga Ceelle ee G/Shab [...]
1 2,161 2,162 2,163 2,164 2,165 2,819 25956 / 33825 POSTS