Shirkii Amniga Qaranka ee Baydhabo oo socda

HomeWararka

Shirkii Amniga Qaranka ee Baydhabo oo socda

Waxaa maalintii labaad kasocda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirka amniga qaranka ee Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan madaxwaynayaasha d

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Saaka iyo Dunida | Abdinaasir Jeekey | Gaalkacyo

Waxaa maalintii labaad kasocda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirka amniga qaranka ee Soomaaliya oo ay ka qaybgalayaan madaxwaynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Faderaalka iyo Dowladda Dhexe.

Shirkaan oo shalay furmay ayaa la filayaa in maanta lasoo gabagabeeeyo, waxaana laga soo saari doonaa warmurtiyeed.

Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa inta badan waxaa ka dhex jira madmadow siyaasadeed, waxaana madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ka sheegay shirkii shalay dowladda inay u arag dowlad goboleedyada xisbiyo siyaasadeed oo tartan kula jira.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: