Category: Wararka

1 2,116 2,117 2,118 2,119 2,120 2,823 25416 / 33874 POSTS
Aragtida Dhalinyarada Qardho iyo Guushii Xulka Faransiiska (dhegayso)

Aragtida Dhalinyarada Qardho iyo Guushii Xulka Faransiiska (dhegayso)

Ciyaarihii socday ee Koobka aduunka oo dadku dalal kala duwan duwan tageerayeen ayaa xalay waxaa koobki ku guulaystay Xulka dalka Faransiiska ,waxaana [...]
Imaaraatka Carabta oo deeq raashiin soo gaarsiiyay Puntland (sawiro)

Imaaraatka Carabta oo deeq raashiin soo gaarsiiyay Puntland (sawiro)

Imaaraadka Carabta ayaa deeq raashiin ah oo ka kooban kun ton waxaa uu soo gaarsiiyay Puntland, iyadoona raashiinka loo qaybinayo sagaalka gobol ee Pu [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso maanta idinkaga soo jeedinay [...]
Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo dhaliilay Duqa Degmadda (dhegayso)

Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo dhaliilay Duqa Degmadda (dhegayso)

Qaarkamid xildhibanada Golaha Degaan Degmada Galkacyo ayaa ka hadalaya mooshin ay kakeenin Duqa degmada Galkacyo Xildhibanada ayaa sheegay in duqu uu [...]
Shirka  Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya oo ka furmaya Brussless maanta

Shirka Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya oo ka furmaya Brussless maanta

Shir Caalami ah oo looga hadlayo taageeridda Soomaaliya ee dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda ayaa maanta ka furmaya magaalada Brussless ee dalka Bilj [...]
Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Isimada Isaaq haddii aysan nabad keeni karin yaysan raadin”

Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Isimada Isaaq haddii aysan nabad keeni karin yaysan raadin”

Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. I [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe ka daadih [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada warkii subaxnimo. Waxaa aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Hoos ka dhe [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, [...]
Barlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyaay Arrimaha Xajka (dhegayso)

Barlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyaay Arrimaha Xajka (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga Hawlaha guud gaadid iyo Ganacsiga [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkacyo. Dhega [...]
Camey oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (dhegayso)

Camey oo dhaliilay Hay’addaha Puntland ka howlgala (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Putland ayaa manata khudbad ka jeediyya shir looga Hadlayo Horumarinta degmada qandala ee gobolka bari shirkaas ooka furmay gar [...]
1 2,116 2,117 2,118 2,119 2,120 2,823 25416 / 33874 POSTS