Shirka Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya oo ka furmaya Brussless maanta

Shirka  Caalamiga ee Arimaha Soomaaliya oo ka furmaya Brussless maanta

Shir Caalami ah oo looga hadlayo taageeridda Soomaaliya ee dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda ayaa maanta ka furmaya magaalada Brussless ee dalka Biljamka.

Shirkan ayaa waxaa yeelan doona xubnaha SPF oo ah dowlado ku midooway taageeridda Soomaaliya , waxaana sidoo kalle arimaha looga hadlayo ka mid ah qorshaha ka bixidda AMISOM ee 2020 Soomaaliya iyo sidii ay ammaanka ula wareegi lahaayeen ciidamada Soomaaliyeed.

Shirarkii New Dealka ee horay Soomaaliya loogu yaboohay dhaqaalaha badan ayaan la ogayn, meelihii ay mareen, waxaana shaki badan uu ka jiraa shirkaana inuu wadadaasi mari doono.

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya, xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada ayaa ka qaybgalaya shirka maanta kafurmaya Brussless.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 6 years ago

    MACALINKA SIYAASADA.
    POLITICAL ANALYST.
    XAQIIQDII WAX FAAIIDO AH OO SOOMAALI UGU JIRAA MA JIRTO.
    LKN WUXUU FAA’IIDO U YAHAY EU.
    WAXAY SOO WADAAN TOBAN COMPANY OOKALE OO QAYRUL SHARCI AH SIDA:-(SOMA OIL AND GAS OOKALE)COMPANY-gaas TUUGADA AH OO KA SAMAYASMAY SHIRKII LONDON 1 & LONDON 2.
    SOOMAALIYA KUWII BURBURIYEY BAA MAANTA RABA INAY KU MAAYAAN MIISKA KORKIISA!!!!!.
    FARMAJANA QARAXII ZOOBE BAA DABAR KU AHOO WAX KASTA WUU KU QASBAN YAHAY INUU SEXEEXO.
    ALLAA WEYN.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT, ISN’T MOSLIMS.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!, WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI,.
    THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL.

  • NuurkaNederland 6 years ago

    MACALINKA SIYAASADA.
    POLITICAL ANALYST.
    XAQIIQDII WAX FAAIIDO AH OO SOOMAALI UGU JIRAA MA JIRTO.
    LKN WUXUU FAA’IIDO U YAHAY EU.
    WAXAY SOO WADAAN COMPANY OOKALE OO QAYRUL SHARCI AH SIDA(SOMA OIL AND GAS OOKALE)
    SOOMAALIYA KUWII BURBURIYEY BAA MAANTA RABA INAY KU MAAYAAN MIISKA KORKIISA!!!!!.
    FARMAJANA QARAXII ZOOBE BAA DABAR KU AHOO WAX KASTA WUU KU QASBAN YAHAY INUU SEXEEXO.
    ALLAA WEYN.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT, ISN’T MOSLIMS.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!, WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI,.
    THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com