Barlamaanka Puntland oo walaac ka muujiyaay Arrimaha Xajka (dhegayso)

Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga Hawlaha guud gaadid iyo Ganacsiga baarlamaanka Puntland Maxamuuud jamac warsame oo manata kula hadlay saxaafadda magaalada garoowe ayaa waxay walac ka muujiyeen Arimaha Xajka oo maalmahan danbe uuu buuq ka jiray lana casilay wasiirkii wasaradda Awgaafta iyo Arimaha diiinta dalka .

Hadaba mudanayaashan ayaa kubaaqay in xujeyda loo fududeeyo Xajka si aysna uga daahin waxay sheegeeen inay jireen Heshiiyo horay loo gaaray looona bahan yahay in lagu dhaqmo waa sida ay hadalkau dhigeeen waxaana hadalkoodii ka mid ahaa sidan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com