Aragtida Dhalinyarada Qardho iyo Guushii Xulka Faransiiska (dhegayso)

Aragtida Dhalinyarada Qardho iyo Guushii Xulka Faransiiska (dhegayso)

Ciyaarihii socday ee Koobka aduunka oo dadku dalal kala duwan duwan tageerayeen ayaa xalay waxaa koobki ku guulaystay Xulka dalka Faransiiska ,waxaana Aragtido kala duwan ka dhiibtay shacabka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa dhalinyaradda Makarafoonka Radio Daljir la dhex qaaday

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com