Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo oo dhaliilay Duqa Degmadda (dhegayso)

Qaarkamid xildhibanada Golaha Degaan Degmada Galkacyo ayaa ka hadalaya mooshin ay kakeenin Duqa degmada Galkacyo Xildhibanada ayaa sheegay in duqu uu Takri falay qodobo Tastuuri ah.

Xildhibanad oo uu kamid ahaa Xildhibaan Ibraahim jabriil ciise ayaa sheegay in ay ka hadlayaan qodobo dastuuri ah ,isla markaana Duqa degmadda Gaalkacyo uu qaban wayaay wixii loo igmaday.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com