Category: Wararka

1 2,117 2,118 2,119 2,120 2,121 2,819 25428 / 33824 POSTS
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qabatay Madal ku saabsan Heshiisyadii Baydhabo (Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qabatay Madal ku saabsan Heshiisyadii Baydhabo (Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su’aalaha ku [...]
Kaluumaystada Boosaaso oo sheegay in kaluun yari ay soo wajahday (dhegayso)

Kaluumaystada Boosaaso oo sheegay in kaluun yari ay soo wajahday (dhegayso)

Magaalo Xebeedka Puntland ee Boosaaso ayaa siiba suuqyadda Hilibka Kaluunka lagu gaddo waxaa laga dareemaya maalmihii ugu dambeyaay kaluun yari baahsa [...]
Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu caleemasaray Nabadoon Cusub oo lagu magacaabo Jaamac Abshir Cumar,iyado Caleema saarkiisa ay k [...]
Guddiga madaxa Banaan ee dastuurka oo sheegay in faragalin lagu hayo (dhegayso)

Guddiga madaxa Banaan ee dastuurka oo sheegay in faragalin lagu hayo (dhegayso)

Munaasabad maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa lagu wareejiyay qeybtii ugu horeysay ee Howlaha dib u-eegista Dastuurka,munaasabada ayaa waxaa ka qe [...]
Shirkadda Dulimaadka Diyaaradaha Freedom oo soo bandhigtay Adeegyo Cusub (dhegayso)

Shirkadda Dulimaadka Diyaaradaha Freedom oo soo bandhigtay Adeegyo Cusub (dhegayso)

Maamulaha Shirkadda Freedom Airlines Fu'aad Abshir Xasan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay adeegyo cusub oo ay u soo kordhiyeen xujeyda So [...]
Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalooyinka Puntland ayaa ku baaqay in xoogga la saaaro dhiraynta magaalooyinka waawayn ee Puntland oo aad ugu baahi qaba dhiraynta magaala [...]
Madaxwayne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Madaxwayne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kusoo laabtay dalka, kadib todobaadyo uu dalka ka maqnaa isagoo socdaalo [...]
Oday dhaqameed ku sugan Qardho oo cabiray dareenkiisa colaadda Tukaraq (dhegayso)

Oday dhaqameed ku sugan Qardho oo cabiray dareenkiisa colaadda Tukaraq (dhegayso)

Mid kamid ah Shacabka Qardho oo Maanta nagu soo boqday xarunta Radio Daljir Qardho  ayaa colaadda Tukaraq ee maamulada Puntland iyo Somaliland kaga ha [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
1 2,117 2,118 2,119 2,120 2,121 2,819 25428 / 33824 POSTS