Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) oo ku dhawaqay inu yahay Musharax PL 2019 (dhegayso)

Maxamed Axmed Jaamac Shaalle oo horey uga mid ahaa Saraakishii horre ee dowladii Siyaad barre iyo sido kalena ah Prof ku nool dalka Maraykanka ayaa Caawa Waraysi uu siyaay Radio Daljir wuxuu sheegay in uu yahay Musharax madaxweyne Puntland sanadka 2019. Shaalle oo ayaa sheegay in Markuu arkay Xaaladda dalka uu kujiro in lagula taliyeey …

Guddoomiyaha Maxkamada sare oo daahfuray Hanaanka Gal-Dacwadeedka (dhegayso)

Xafladaan lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee maxkamada sare , tan racfaanka iyo mida gobolka banaadir, Ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddoomiyaha maxkamadda sare , wasiirka cadaalada , xeer ilaaliyaha guud ee qaranka , guddomiyayaaha maxkamadaha racfaanka iyo tan gobolka banaadir , garsoorayaal iyo shaqaalaha heyadaha garsoorka ee dalka. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka …

Muhiimada Heshiiska Ethiopia iyo Ereteria (dhegayso)

Dawladaha Ethiopia iyo Ereteria ayaa heshiis dhawr qodob ka kooban kugaaray magaalada Asmara ee Dalka Ereteria kadib muddo 20 sano ah oo colaado ay ka dhex taagnaayeen labada dhinac. Heshiiskaan ayaa waxa uu ka dambeeyey kadib markii uu Ereteria booqasho kutagay raisalwasaaraha Ethiopia Dr Abiya Axmed Kaasoo la kulmay madaxda dalkaas. Haddaba heshiiskaas waxaa si …

Barlamaanka Puntland oo su’aalo waydiyeey Wasiirka Amniga (dhegayso)

Xilidhibaanada Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta Kalfadhigoodi caadiga ahaa Su’aalo ku waydiyeey Wasiirka Amniga Puntland ,iyago wax ka waydiyeey Xaaladda Amni ee Puntland iyo sugida Amniga Xuduudaha Puntland. Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b44f0580501001f7804a041/Warbxinta+Baarlamanka+iyo+Tahriibta+By+cXakiin+Xusein+Xassan.mp3

Qormo: Cabdikariin Qalbi-dhadax Oo Ku Haftey Ka Hadalka Tukaraq. W/Q Asadnaa Suudi.

Ninkii la odhan jiray Xajaaj Ibnu Yuusuf Al- thaqafi ayaa waxaa lagu tilmaami jiray nin xilligiisii bulsho badan dulmiyey, dilay, oo xabsiyo dhigay. Maalintuu dhimanayey ayaa la yidhi ilaahay u toobad keen, wuxuu yidhi: haddaan wax xumeeyey saacadani maaha xilligii toobada la aqbali jiray, haddaan wanaag sameeyeyna maaha saacaddu qofku argagixi lahaa. Bulsho badan ayaa …

Madaxwaynaha Soomaaliya oo madaxwaynihii hore kula kulmay Turkiga

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Turkiga muddo laba maalmood ah ayaa kula kulmay magaalada Ankara madaxwaynihii xilka uga horeeyey ee Xasan Sheekh Maxamuud. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arimaha siyaasadda ee dalka iyo inay si wadajir ah ugu shaqeeyaan bulshada. “Waxaan maanta kula kulmay magaalada Ankara Madaxweynihii …

Maxaa sababay xil ka qaadistii afhayeenkii wasaaradda amniga ee Soomaaliya (Akhriso)

Bilihii ugu dambeeyay waxaa warbaahinta uu wajigiisa caan ka noqday Cabdicasiis Xildhibaan oo ahaa afhayeenka wasaaradda amniga ee dowladda federaalka, wuxuuna warbaahinta kasoo hormuuqan jiray markasta oo ay dhacaan falal amniga lid ku ah ama marka hawlgal la sameeyo. Balse shalay war qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in xilkii afhayeenka iyo …

Maamulka degmada Baargaal “Ciidamada badda Puntland isbadal ayay gobolka Gardafuu ku keenayaan” (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu Abuukar Axmed Yuusuf ayaa sheegay ciidamada badda Puntland ee saldhigyada ka samaystay deegaano ka mid ah gobolka inay isbadal ku keenayaan arimaha ammaanka iyo horumarka ee gobolka. Waxaa uu sheegay hay’adaha caalamiga inay tagin deegaamo aanu ka jirin wax ciidan ah, sidaasi darteed ay ciidamada badda Puntland ee saldhigyada …

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. Hoos kadhegayso barnaamijka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b44c1e7fe000058f6ba266c/Xulashada+Daljir+10+July+Axmed+Maxamed+Nadiif.mp3

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare “Garsoorihii dhaqaalle uruursanaya shaqada ha isaga tago”

Guddoomiyaha maxkamdda sare ee Soomaaliya Abuukaate Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay dowladda inay tilaabo ka qaadi doonto garsoorihii lagu helo inay gasho dambi musuqmaasuq. “Waxaan halkaan u nimid in aan ugu adeegno Shacabka Soomaaliyeed si cadaalada ah balse umaanan imaan in aan dhaqaale ka tacbano Ummada Soomaaliyed ee tabaaleysan sidaasi darteed cid alaala cidii Garsoorka …

Xogahayaha Guud ee QM iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya

Xoghayaha guud ee QM Antonia Gutress oo booqasho ku tagay maalinimadii shalay caasimadda Itoobiya ee Addisababa ayaa waxaa uu la kulmay raysal wasaaraha isbadal doonka ee Itoobiya Axmed Abiy. Axmed Abiy iyo Antonio Gutress ayaa ka wada hadlay arimaha siyaasadda ee dalalka Soomaaliya, colaadda Koonfurta Suudaan iyo heshiiskii taariikhiga ee Itoobiya iyo Eriteriya. Antonio Gutress …