Category: Wararka

1 1,943 1,944 1,945 1,946 1,947 2,819 23340 / 33825 POSTS
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka oo hortagay barlamaanka (dhegayso/daawo)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka oo hortagay barlamaanka (dhegayso/daawo)

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho,iyadoo uu shir gu [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Dagaanka Degmada G [...]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afr [...]
Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulankan oo ahaa mid qado Sharaf ah loona sameyeey Nabadoonada Puntland Qaar kamid ah isla markaana ay soo qaban qaabisay Maddasha Runta iyo caddaalad [...]
Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay olloole nadafeed (Sawiro)

Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay olloole nadafeed (Sawiro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xi [...]
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee D [...]
Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

Wafti ka socda Gudiga doorashoyinka Soomaliya oo maalmahanba ku sugnaa Garoowe ayaa kulan ay la qaateen gudiga dooorashooyinka Puntland iyo Madaxweyne [...]
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ansixiyay guddigii doorshada Madaxweynaha

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ansixiyay guddigii doorshada Madaxweynaha

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay  Gudiga doorashada madaxweynaha maamulka K [...]
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo Qarax lagula eegtay Buuraleyda galgala ee gobolka Bari

Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo Qarax lagula eegtay Buuraleyda galgala ee gobolka Bari

Wararka ay idaacada Daljir ka helayso  Buuraleyda galgala  ee gobolka  bari ayaa shieegaya in qarax miino lala eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Puntl [...]
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
CIA-da oo sheegtay in dilkii Jamaal Khashojji uu amray dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan

CIA-da oo sheegtay in dilkii Jamaal Khashojji uu amray dhaxal suge Maxamed Bin Salmaan

CIA-da Mareykanka ayaa sheegtay in dilkii wariye Jamaal Khashojji uu amray ninka isla leh dhaxalka boqortooyada Sacuudiga ee Maxamed Bin Salmaan Sida [...]
Col Gabre xarigiisa oo laga soo dhoweeyey Villa Soomaaliya

Col Gabre xarigiisa oo laga soo dhoweeyey Villa Soomaaliya

Colonel Gebregziabher Alemseged oo Soomaaliya looga yaqaano Col. Gabre ayaa la dhigay xabsi ku yaala magaalada Addisbaba ee caasimadda Itoobiya, isago [...]
1 1,943 1,944 1,945 1,946 1,947 2,819 23340 / 33825 POSTS