Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Guddiga doorashooyinka Federaalka oo kulan la qaatay Madaxweyne Gaas (dhegayso/daawo)

Wafti ka socda Gudiga doorashoyinka Soomaliya oo maalmahanba ku sugnaa Garoowe ayaa kulan ay la qaateen gudiga dooorashooyinka Puntland iyo Madaxweyne

DIBADBAXYADA AY KU BAAQEEN MUSHARAXIINTA MAXAA LAGA FILANKARAA (Waraysi)
Guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee xukuumadda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay
Wasiir Gallan: “Gobolada Sool iyo Sanaag inta maqan saan ku soo celin lahayn waan ka shaqaynaynaa

Wafti ka socda Gudiga doorashoyinka Soomaliya oo maalmahanba ku sugnaa Garoowe ayaa kulan ay la qaateen gudiga dooorashooyinka Puntland iyo Madaxweyne gaas waxaa ay Ka dib shirjaraaid ku qabteen Garoowe.

Gudoomiyaha Gudiga dooorashooyinka Soomaliya Xaliima yaray ayaana waxay ku sheegtay shirkeedii jaraa’d inay guddiga shaqadoooda wadanayaan aysan ahayn in shaqadda bulshada loo Xayiro kala Aragti duwanaanta Madaxdda dalka.

Warbixintan Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: