Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulankan oo ahaa mid qado Sharaf ah loona sameyeey Nabadoonada Puntland Qaar kamid ah isla markaana ay soo qaban qaabisay Maddasha Runta iyo caddaaladda ayaa looga hadlayeey soo xulista Xildhibaanada Cusub ee Puntland 2019.

Warbixintan Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Garoowe inooga soo diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com