Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.

Safiirka ayaa waxaa uu fariisimo ku yeelan doonaa sida ay Mareykanku qorsheynayaan Xalane oo ay ku doorteyn in amaan ahaan aad loo ilaayo ayna ka maarmi doonaan in dalka Kenya ay fariistaan.

Hadii ay Mareykanku Soomaaliya Safaarad ku yeeshaan waxa ay sii xoojineysaa Xiriirka labada dal waa Mareykanka iyo Saoomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com