Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ansixiyay guddigii doorshada Madaxweynaha

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ansixiyay guddigii doorshada Madaxweynaha

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay  Gudiga doorashada madaxweynaha maamulka KGS.

Gudigan ayaa waxaa ansixiyay  138 Xildhibaan, waxaana u codeeyay 134 Xildhibaan oo cod gacan taag ah ugu codeeyay, waxaa diiday 2 Xildhibaan, halka laba kalena ay ka aamuseen.

Gudigan ayaa ka koobna ilaa iyo 15 xubnood, waxaan la filayaa in doorashada ay qabsoonto waqtigii loogu tala lagalay.

Dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka ayaa isha ku haya doorashada iyo qaabka ay u dhacayso.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com