Category: Wararka

1 1,944 1,945 1,946 1,947 1,948 2,821 23352 / 33843 POSTS
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Musharrax Jebiye oo salaan ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Musharrax Jebiye oo salaan ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Musharrax Maxamuud Khaliif Xasan Injineer Jebiye ayaa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ku booqday hoyga uu ka deggen yahay magaalada Badhan ee xaru [...]
Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo Waraysigiisi ugu horeyeey siyeey Radio daljir  (dhegayso)

Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo Waraysigiisi ugu horeyeey siyeey Radio daljir (dhegayso)

Yaasin cabdisamad Duqa kumeel gaarka ah ee magaaladda gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo madaxweyne gaas u magacaabay maanta xilkaas ayaa waraysigi [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo u Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 176, November 17 2018, ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomi [...]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka oo hortagay barlamaanka (dhegayso/daawo)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka oo hortagay barlamaanka (dhegayso/daawo)

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho,iyadoo uu shir gu [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Dagaanka Degmada G [...]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo Ka Qayb Galay Kulanka Golaha Guud ee Midawga Afrika (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudne Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afr [...]
Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Kulankan oo ahaa mid qado Sharaf ah loona sameyeey Nabadoonada Puntland Qaar kamid ah isla markaana ay soo qaban qaabisay Maddasha Runta iyo caddaalad [...]
Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay olloole nadafeed (Sawiro)

Maamulka gobalka Banaadir oo bilaabay olloole nadafeed (Sawiro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xi [...]
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Donald Yukio Yamamoto (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee D [...]
1 1,944 1,945 1,946 1,947 1,948 2,821 23352 / 33843 POSTS