Category: Wararka

1 1,445 1,446 1,447 1,448 1,449 2,823 17364 / 33874 POSTS
C/raxmaan C/shakuur “Jidadka Muqdisho waxay marayaan heer dhagax inay dhaaftay oo Ganjeelo lagu xiro”

C/raxmaan C/shakuur “Jidadka Muqdisho waxay marayaan heer dhagax inay dhaaftay oo Ganjeelo lagu xiro”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa mar uu ka hadlaayay amniga caasimada waxa uu yiri“ magaalada Muqdisho waxey mareysaa heer dhagax inay dhaaftay oo ganje [...]
Xuseen Macalin “Al-Shabaab waxay bilaabeen inay dowladeeyaan oo amaradooda toos u dhaqan galo”

Xuseen Macalin “Al-Shabaab waxay bilaabeen inay dowladeeyaan oo amaradooda toos u dhaqan galo”

La Taliyihii hore ee Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo Xuseen Macalin ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bilaabeen inay dowladeeyaan oo ay soo saaraan [...]
Ruushka oo  ku dhawaaqay in nuu ka cafiyay qaaradda Afrika deyntii uu ku lahaa

Ruushka oo ku dhawaaqay in nuu ka cafiyay qaaradda Afrika deyntii uu ku lahaa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa soo d [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihi [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 30aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 30aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Madasha Dhaqaalaha ee Ruushka iyo Afrika (Daawo)

Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Madasha Dhaqaalaha ee Ruushka iyo Afrika (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afri [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso | daawo )

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso | daawo )

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, w [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ho [...]
Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

Maxkamadda Puntland oo diiday in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunka raggii Caasho Ilyaas kufsaday, waxaana arrinkaas Shir jaraa'id ku qabtay Garoowe Xee [...]
Madaxwayne Cagjar oo maanta lagu soodhaweeyey Tuli Guuleed (sawirro)

Madaxwayne Cagjar oo maanta lagu soodhaweeyey Tuli Guuleed (sawirro)

Madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo si heer sare ah maanta loogu soodhaweeyey degmada Tuli Guuleed ee gobolka FAAFAN. Diiwaanka [...]
Guddiga Farsamadda Maamul dhisida Galmudug oo dhuusamareeb gaaray (Sawiro)

Guddiga Farsamadda Maamul dhisida Galmudug oo dhuusamareeb gaaray (Sawiro)

Guddiga Farsamada ee Maamul dhisida Galmudug oo ay dhowaan magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamar [...]
Xildhibaanada Aqalka sare Soomaaliya oo Muqdisho Kulan Muhiim ah ku yeeshay

Xildhibaanada Aqalka sare Soomaaliya oo Muqdisho Kulan Muhiim ah ku yeeshay

Golaha Aqalka Sare BFS ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 2aad, iyadoo Ajandaha kulanka Maanta uu ahaa: Akhrinta 1aad e [...]
1 1,445 1,446 1,447 1,448 1,449 2,823 17364 / 33874 POSTS