Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

HomeWararka

Maxkamada Sare ee Puntland oo diidey in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunkii lagu ridey raggii kufsiga & dilka u geystey Caa’isha Ilyaas (daawo)

Maxkamadda Puntland oo diiday in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunka raggii Caasho Ilyaas kufsaday, waxaana arrinkaas Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxakamada Darajada 1-aad Puntland Maxamed Xareed. Hoos ka daawo.

RW Rooble oo rajo ka muujiyay shirka arrimaha doorashooyinka
MAANHADAL: Ansixinta Sharciga doorashooyinka Soomaaliya (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxkamadda Puntland oo diiday in dib-u-eegis lagu sameeyo xukunka raggii Caasho Ilyaas kufsaday, waxaana arrinkaas Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxakamada Darajada 1-aad Puntland Maxamed Xareed.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: