Category: Wararka

1 1,443 1,444 1,445 1,446 1,447 2,819 17340 / 33825 POSTS
WAR SAXAAFADEED: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir

WAR SAXAAFADEED: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir

22 October 2019 Garoowe, Puntland WAR SAXAAFADEED RADIO DALJIR UJEEDDO: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallm [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Puntland  oo ku bixinaysa dayactirka garoonka ku badda cagta ee Bosaaso $200,000 oo doolar (doowo)

Puntland oo ku bixinaysa dayactirka garoonka ku badda cagta ee Bosaaso $200,000 oo doolar (doowo)

Maamulka Puntland ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee magaalada Bosaaso waxa uu ugu deeqay $200,000 oo doolar, si dayactir iyo dib u dhis loogu sa [...]
Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddiga Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka Galmudug

Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddiga Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka Galmudug

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddiga Farsamada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka Galmudug, kaaso [...]
Xoghaha Joogtada ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda

Xoghaha Joogtada ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka [...]
Mareykanka: Waxaan Farmaajo u sheegnay in uu ka haro dacwadda Badda

Mareykanka: Waxaan Farmaajo u sheegnay in uu ka haro dacwadda Badda

Safiirka Mareykanka u jooga Kenya Kyle McCarter oo wareysi siiyay wargeyska Daily Nation ayaa waxaa uu ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka tahay arri [...]
Xulashada Daljir & Faadumo Degan Daahir , Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo Degan Daahir , Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso maanta idinkaga soo jeedinay [...]
Wasiirka Boostada DFS oo Caabudwaaq ka daahfuray  Adeegyo lagu horumarinayo isticmaalka Teknolojiyadda (Sawiro)

Wasiirka Boostada DFS oo Caabudwaaq ka daahfuray Adeegyo lagu horumarinayo isticmaalka Teknolojiyadda (Sawiro)

(Caabudwaaq – Oktobar 22, 2019) Wasiirka Boostada Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda ayaa ka daahfurey adeegyo lagu horumarinayo isticmaalka Teknolojiyadd [...]
Shir looga hadlayo doorka haweenka ee dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Shir looga hadlayo doorka haweenka ee dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa labada guddi ee u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ayaa maanta magaa [...]
ARDAA Xalqaddii 63aad: Khilaafka Dowladda Federaalka & Dowlad gobaleedyada ( dhegayso )

ARDAA Xalqaddii 63aad: Khilaafka Dowladda Federaalka & Dowlad gobaleedyada ( dhegayso )

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Khilaafka Dowlada Federa [...]
1 1,443 1,444 1,445 1,446 1,447 2,819 17340 / 33825 POSTS