Category: Wararka
-
Guddiyada is khilaafsan ee Galmudug iyo xalka laga sugayo dowladda (dhegayso)
iyadoo loo madalsanaa in ay dowladda Soomaaliya ay soo dhisto Galmudug midaysan ayaa waxaa soo baxaya khilaaf hor leh oo soo kale dhexglay dowladda iyo Ahlusuna. Shalay ayay ahayd markii ay Ahlusuna ay soo magacawday gudi ka kooban 11 xubnood,iyadoo horay madaxweyne Xaaf iyo DFS ay u soo magacaabeen guddiyo kale. Hadab magacaabista guudiyadan maxay…
-
Turkiga oo shaaciyay xiliga ay ku egtahay heshiiska xabad joojinta ee dagaalka Kurdiyiinta (dhegayso)
Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan ayaa ku hanjabay in uu dib u soo celianyo duulaakii ka dhanka ahaa kurdiyiinta waqooyiga Suuriya ka hore inta aan lagaarin waqtiga uu ku egyahay heshiiska xabad joojinta ah. Dhegayso.
-
Qaxootiga koonfur Afrika oo magangalyo waydiistay Hay’ada UNHCR (dhegayso)
Dad badan oo qaxooti ah oo ku sugan afaafka hore ee xafiiska Hay’da UNHCR ayaa codsaday in dalkaasi laga daad gureeyo maadaama ay bartilmaameed unoqdeen weerarada ajaanib naceebka ah ee ka socda koonfur Afrika. Dhegayso.
-
Dowladda oo beenisay hadalkii ka soo yeeray safiika Mareykanka ee Kenya (Akhirso)
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa beeniyay inuu jiray kulan dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya, kaddib markii maanta Wargeyska afka dheer ee Dailynation uu daabacay wareysi uu la yeeshay Safiirka Mareykanka Kayle McCarter, kaasoo uu ku sheegay in isaga iyo Madaxweyne Farmaajo ay ku…
-
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso | daawo )
Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo.
-
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.
-
WAR SAXAAFADEED: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir
22 October 2019 Garoowe, Puntland WAR SAXAAFADEED RADIO DALJIR UJEEDDO: Iscasilaadda, Xarigga iyo Xorriyad-siinta Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii Hore ee Radio Daljir Maamulka Warbaahinta Daljir waxa uu soodhaweynayaa in Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Agaasimihii hore ee Radio Daljir haddana ah suxuufi maddaxbannaan, uu xorriyaddiisa dib-u-helo. Waxaa xusid mudan in Axmed markii horena aan sifo…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso.
-
Puntland oo ku bixinaysa dayactirka garoonka ku badda cagta ee Bosaaso $200,000 oo doolar (doowo)
Maamulka Puntland ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee magaalada Bosaaso waxa uu ugu deeqay $200,000 oo doolar, si dayactir iyo dib u dhis loogu sameeyo garoonka kubadda cagta ee magaalada Bosaaso. madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka qayb galay ciyaar kubadda cagta ah oo galabta ka dhacday garoonka ayaa hadalkan ka sheegay. garoonka kubada…
-
DFS oo war ka soo saartay Cabsida laga qabo in wabiyada Shabelle iyo Jubba ay Fatahaad sameeyan (Daawo)
-
Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddiga Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka Galmudug
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddiga Farsamada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka Galmudug, kaasoo ka kooban 11 xubnood. Guddigan ayaa ka hor-imaanaya Guddigii Farsamada ee horay ay u magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, kaasoo ay wadajir uga soo hor-jeesteen Ahlusuna iyo Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug. Magacaabida Guddigan ayaa…
-
Xoghaha Joogtada ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda
Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay yeelanayaan agaasimayaasha guud ee wasaaaraha dowladda. Shirka oo soconaya October 22-26, 2019, ayaa lagu qiimeynayaa meesha ay mareyso shaqada dowladdu ay ummadda Soomaaliyeed u heyso iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay wasaradaha…