Xoghaha Joogtada ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda

HomeWararka

Xoghaha Joogtada ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Dowladda

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka

Fahfaahin: Dowladda Bakistaan oo soo riday labo diyaradood.(Daawo)
Kheyre oo ka qeyb galay Xaflada dhalashada Boqorada UK
32 Years old Somaliland on deathbed and what an end to an era!

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay yeelanayaan agaasimayaasha guud ee wasaaaraha dowladda.

Shirka oo soconaya October 22-26, 2019, ayaa lagu qiimeynayaa meesha ay mareyso shaqada dowladdu ay ummadda Soomaaliyeed u heyso iyo wixii ka qabsoomay qorshihii loo dejiyay wasaradaha iyo tubaha qaranka.

Kulanka ay leeyihiin agaasimayaasha guud ayaa sidoo kale looga hadlayaa, si aad ahna looga doodayaa qorshaha horumarinta qaranka (2020-2024), hiigsiga guud ee qaranka, gaaridda himilooyinka ummadda Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: