Category: Wararka

1 1,362 1,363 1,364 1,365 1,366 2,824 16368 / 33881 POSTS
Qaybtii 2aad ee  bilicda iyo kheyraadka gobolka GARDAFUU (Sawiro)

Qaybtii 2aad ee bilicda iyo kheyraadka gobolka GARDAFUU (Sawiro)

Gardafuu waa gobolka ugu kheyraadka badan  Puntland, waxaana halkan idiinku soo gudbinaynaa kheyraadka gobolka iyo nimcada taala. Sawiro. [...]
Maxay ka wada hadleen Kheyre iyo Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud? (Akhriso)

Maxay ka wada hadleen Kheyre iyo Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud? (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusameeb waxa uu kula kulmay Hogga [...]
Ciidamada DANAB oo Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidamada DANAB oo Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidamo ka tirsan Guutada kumaandoosta Danab gaar ahaan Guutada 16aad ee xoogga Dalka ayaa gobolka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo [...]
Dib u dhac  markale ku yimid ku dhawaaqista liiska Xildhibaanada Galmudug  (Akhriso)

Dib u dhac markale ku yimid ku dhawaaqista liiska Xildhibaanada Galmudug (Akhriso)

Waxaa markale dib u dhac uu ku yimid ku dhawaaqista liiska Xildhibaanada Maamulka Galmudug . Guddiga Farsamada ee Maamulka Galmudug ayaa waxay bish [...]
Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa sheegay in ay qorsheeyeen dhismaha jid cadde isku xira Ufayn iyo kob-dhexaad oo ka tirsan gobolka Bari, gu [...]
Madaxweyne  Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda sannadka 2020

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda sannadka 2020

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Doorka waalidiinta ee la socoshada waxbarashada carruurtooda (Taxanaha 7aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Doorka waalidiinta ee la socoshada waxbarashada carruurtooda (Taxanaha 7aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyn doonaa qodobada soo socda: Waalidiintu xil ma iska saraan la socodka waxbarashada carruurtooda iyo xidh [...]
Labada gole oo ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2020

Labada gole oo ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2020

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa kulan ay yeesheen waxa ay goordhow ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sanadka 2020. 188 Xildhibaan ayaa o [...]
Maxkamadda oo xukun ku rirday xubno ka rirsan Al-shabaab

Maxkamadda oo xukun ku rirday xubno ka rirsan Al-shabaab

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31/12/2019 waxa ay go’aan ka gaartay eedeym la xiriira Shabaabnimo i [...]
Dowladda oo Iclaamiyay banaanbax ka dhan ah Alshabaab

Dowladda oo Iclaamiyay banaanbax ka dhan ah Alshabaab

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta iclaamiyay in la qorsheeyay dibadbax balaaan oo ka dhacaya magaalada Muqdisho maalinta Khamiisa ah ee soo socota [...]
1 1,362 1,363 1,364 1,365 1,366 2,824 16368 / 33881 POSTS