Ciidamada DANAB oo Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

HomeWararka

Ciidamada DANAB oo Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidamo ka tirsan Guutada kumaandoosta Danab gaar ahaan Guutada 16aad ee xoogga Dalka ayaa gobolka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo

Madaxwaynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo isku raacay inay xoojiyaan ganacsiga labada dal
Ciidamo katirsan militariga oo qarax lagula eegtay Sh. Hoose
Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamo ka tirsan Guutada kumaandoosta Danab gaar ahaan Guutada 16aad ee xoogga Dalka ayaa gobolka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay Gobolkaas kaga sugan yihiin.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga ayaa waxaa ay sheegeen in Cidiamada ay Al-Shabaab kala Tuulooyinka Moradiinle, Buula Miskiin, Macallinka, Baladul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula Bashiir.

Taliyaha Guutada 16aad ee Danab Cismaan Cabdimaalik Maalin ayaa sheegay in 20 kamid ah Al-Shabaab lagu dilay intii uu socday howlgalka laga fuliyey Gobolka Shabelelaha Hoose

Taliye Ismaaciil ayaa caddeeyay inay sii wadayaaln howl-gallada inta Al:-Shabaab laga saarayo dhammaan deegaannada ay kaga sugan yihiin Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: