Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

HomeWararka

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka wada Shabeelada dhexe

Ciidamada militariga dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaamo ka mid ah gobolka Shabeelada dhexe kadib markii lasoo weeraray f

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho
RW Khayre oo Maanta Kormeeray Dekadda iyo Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada militariga dowladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaamo ka mid ah gobolka Shabeelada dhexe kadib markii lasoo weeraray fariisin ay ku lahaayeen deegaamada Basra iyo Daniga Baaloow oo ay maamlmo kahor kala wareegeen Al-shabaab.

Dagaal cuslus oo shalay ka dhacay deegaanka ayaa lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare kadhashay inkastoo aan lasoo bandhigin.

Ciidamada dowladda ayaa isku fidinaya gobolka Shabeelada dhexe sida uu dhowaan warbaahinta uu usheegay abaanduylaha ciidamada militariga Cabdulaahi Cali Caanood.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: