Ciidamo katirsan militariga oo qarax lagula eegtay Sh. Hoose

Ciidamo katirsan militariga oo qarax lagula eegtay Sh. Hoose

Ugu yaraan laba askari ayaa geeriyootay, sadex kallena waa ay dhaawacmeen qarax lagu aasay wadada dhinaceeda oo lala eegtay ciidamo katirsan militariga dowladda  oo marayay waddo ku taala deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeelada hoose.

Qaraxan ayaa waxaa sheegtay Al-shabaab.

Sidoo kalle weerar ayaa ka dhacay deegaanka Sabiid ee duleedka Afgooye, kaasi oo aan la ogayn khasaarihiisa, balse Al-shabaab ayaa sheegatay inay ku dileen sarkaal katirsanaa ciidamada dowladda.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com