Category: Wararka

1 1,364 1,365 1,366 1,367 1,368 2,819 16392 / 33825 POSTS
Ilhaan Cumar oo u dabaaldegtay sharci ay ansixintiisa ka hor timid

Ilhaan Cumar oo u dabaaldegtay sharci ay ansixintiisa ka hor timid

Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa aad ugu dabaaldegtay ansixinta Miisaaniyadda Mareykanka iyada oo markii codka loo qaadayay ka mid ahayd XIldhibaannadii [...]
Ahlusunna maxay ku qoonsatay shuruudaha guddiga doorashada Galmudug (Akhriso)

Ahlusunna maxay ku qoonsatay shuruudaha guddiga doorashada Galmudug (Akhriso)

Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ka hor-timid shuruudaha ka mid noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Galmudu [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Wacaal Darey ah: Nabadoon Caan ah oo Boosaaso lagu dilay

Wacaal Darey ah: Nabadoon Caan ah oo Boosaaso lagu dilay

Kooxo Baastoolado kuhubaysan ayaa caawa gudaha magaalada Boosaaso mid kamid ah Nabadoonada gobolka Bari oo lagu magacaabo Cismaan Axmed Askar. dilk [...]
JIGJIGA oo ka GILGILATAY masaajidada lagu gubay kililka Amxaarada sababeyna dhimasho & dhaawac (dhegayso)

JIGJIGA oo ka GILGILATAY masaajidada lagu gubay kililka Amxaarada sababeyna dhimasho & dhaawac (dhegayso)

Shacabka Jigjiga ayaa maanta isusoobax ballaaran isugu yimid ayaga oo si weyn uga bannaanbaxay masaajidada lagu gubay kililka Axmaarada. Bannaanbaxa o [...]
Madaxweyne Farmaajo ma waxaa soo foodsaartay cabsi nafeed iyo shaki?

Madaxweyne Farmaajo ma waxaa soo foodsaartay cabsi nafeed iyo shaki?

Weerarkii lagu qaaday hotel SYL oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa u muuqda inuu shaki iyo cabsi xooggan geliyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Doorashada Soomaaliya 2020-2021? (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Doorashada Soomaaliya 2020-2021? (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Turkiga oo sheegay in uusan ku qanacsanayn xukunkii Maxkamada ee kiiskii Khaashuqji

Turkiga oo sheegay in uusan ku qanacsanayn xukunkii Maxkamada ee kiiskii Khaashuqji

Go’aanka maxkamad Sacuudi ah ay uga bari yeeshay kaaliye sare oo ku dhow dhaxaL-suge Maxamed Bin Salmaan inuu ku lug lahaa dilkii Jamal Khaashuqji, ay [...]
Bankiga Dhexe ee dowladda oo mamnuucay ganacsiga Forex Trading

Bankiga Dhexe ee dowladda oo mamnuucay ganacsiga Forex Trading

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray dhammaan Bankiyada Ganacsiga inay ka xiraan xisaabaadka Suuqa Sarifka lacagaha Q [...]
1 1,364 1,365 1,366 1,367 1,368 2,819 16392 / 33825 POSTS