Category: Wararka

1 1,365 1,366 1,367 1,368 1,369 2,824 16404 / 33886 POSTS
Cabdiraxmaan Cirro oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho

Cabdiraxmaan Cirro oo ka tacsiyeeyey qaraxii Muqdisho

War qoraal ah oo boggiisa Facebook uu kusoo qoray Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayuu uga hadlay Qaraxii Muqdisho, wuxuu [...]
Samafale Tigey oo Gaalkacyo ka bilaabay gurmadka gobolka GARDAFUU (daawo)

Samafale Tigey oo Gaalkacyo ka bilaabay gurmadka gobolka GARDAFUU (daawo)

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2443230072601345/?epa=SEARCH_BOX [...]
Dhaawacyada culus oo loo qaaday Turkiga

Dhaawacyada culus oo loo qaaday Turkiga

Ugu yaraan 12 qof oo ka mid ah dadkii shalay ku dhaawacmay Qaraxii Exkoontarool Afgooye ayaa loo qaaday Dalka Turkiga. Diyaarad ay leeyihiin Milata [...]
Wiil  8 bilood jir ah oo ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Wiil 8 bilood jir ah oo ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Maxamed Cabdi Abuukar oo ah wiil yar oo 8 bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da’da yaraa ee ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex Koon [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Nabadaynta Towfiiq iyo Afbarwaaqo iyo Nugaylo Saluugmo oo soo Baxaya (daawo)

Nabadaynta Towfiiq iyo Afbarwaaqo iyo Nugaylo Saluugmo oo soo Baxaya (daawo)

Sagaalkii bishaan aynu ku jirno ee December ee sannadka 2019, ayay ahayd markii dagaal xooggan uu ka dhacay deegaanno u dhaxeeya degmada Towfiiq iyo d [...]
Zambia: Jaaliyada Soomaaliyeed oo qorshaynaya dib u dhiska safaaraddii Soomaaliya ee Zambia

Zambia: Jaaliyada Soomaaliyeed oo qorshaynaya dib u dhiska safaaraddii Soomaaliya ee Zambia

Wixii ka dambeeyey markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalkaasi Zambia u magacowday safiir cusub oo ah Marwo Xaawo Maxamed Xasan,waxaa bilowday d [...]
Bareeda, GARDAFUU, oo weli go’doon ku jirta (dhegayso)

Bareeda, GARDAFUU, oo weli go’doon ku jirta (dhegayso)

Weli waxaa go'an waddooyinka gobolka Gardafuu, degmada Bareeda oo ka mid ah degmooyinka gobolkaasi ayaa kamid ah meelaha weli go'doonsan. Ma jirto ill [...]
Dowladda  oo guddi u saartay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Dowladda oo guddi u saartay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi qaran oo ka shaqeeya isku dubba ridka gurmadka loo [...]
Puntland oo tacsi udirtay ehelada dadkii ku dhintay qaraxii X-kaantarool Muqdisho

Puntland oo tacsi udirtay ehelada dadkii ku dhintay qaraxii X-kaantarool Muqdisho

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyaynaysaa Qaraxii arxan darada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska X-kaa [...]
Madaxweynaha oo ka hadlay qaraxii maanta, kana tacsiyeeyay dadkii ku dhintay

Madaxweynaha oo ka hadlay qaraxii maanta, kana tacsiyeeyay dadkii ku dhintay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliye [...]
1 1,365 1,366 1,367 1,368 1,369 2,824 16404 / 33886 POSTS