Bankiga Dhexe ee dowladda oo mamnuucay ganacsiga Forex Trading

HomeWararka

Bankiga Dhexe ee dowladda oo mamnuucay ganacsiga Forex Trading

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray dhammaan Bankiyada Ganacsiga inay ka xiraan xisaabaadka Suuqa Sarifka lacagaha Qalaad ee loo yaqaano Forex Trading, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay aad ugu soo xoogeysanayay magaalada Muqdisho. Akhriso.

Cali Ciid oo loo doortay xilka madaxweyne kuxigeenka Galmudug
Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Danjiraha Turkiga Mehmet Yilmaz

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray dhammaan Bankiyada Ganacsiga inay ka xiraan xisaabaadka Suuqa Sarifka lacagaha Qalaad ee loo yaqaano Forex Trading, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay aad ugu soo xoogeysanayay magaalada Muqdisho.
Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: