Cali Ciid oo loo doortay xilka madaxweyne kuxigeenka Galmudug

HomeWararka

Cali Ciid oo loo doortay xilka madaxweyne kuxigeenka Galmudug

Cali Daahir Ciid ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ee goor dhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb. Doorashada

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Ibaraahim Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
ROOBLE OO CAAWA LA KULMEY MADAX HORE MAXA KAWADA HADLEEN?

Cali Daahir Ciid ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ee goor dhow lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

Doorashadan ayaa aheyd mid adag oo gaartay wareegii labaad, waxaana doorashada Madaxweyne kuxigeenka ka xiiso badneyd tii Madaxweynaha ee qaadatay wax ka yar hal saac.

Cali Ciid ayaa helay 46 cod, wareegii labaad ee doorashada, halka Musharaxii la tartamayay C/qani Sheikh Cali Diini uu helay 31 cod.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: