Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa sheegay in ay qorsheeyeen dhismaha jid cadde isku xira Ufayn iyo kob-dhexaad oo ka tirsan gobolka Bari, gudoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysey Cabdi Cadaysey oo u waramay Radio Daljir ayaa arintaasi sheegay ugu horayna wuxuu ka hadlaya wixii u qabsoomay maamulka degmada sanadka dhamaaday ee 2019. Daawo.

Guddiga Doorashooyinka Kenya oo ka Hadlay Wakhtiga Doorashadda
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ka shiraya xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya (Akhriso )
Kalluumaysatada Bosaso oo amar lagu siiyay inay ka guuraan Necfishka Bosaso (daawo)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa sheegay in ay qorsheeyeen dhismaha jid cadde isku xira Ufayn iyo kob-dhexaad oo ka tirsan gobolka Bari, gudoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysey Cabdi Cadaysey oo u waramay Radio Daljir ayaa arintaasi sheegay ugu horayna wuxuu ka hadlaya wixii u qabsoomay maamulka degmada sanadka dhamaaday ee 2019.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: