Category: Wararka
-
Bilicda degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu (Sawiro)
Halkan ka daawo sawiro muujinaya bilicda degmada Bareeda ee gobolka Garda fuu oo ka mid ah gobolada ugu kheyraadka badan Puntland. Sawiro.
-
MAANHADAL: Khudbadii madaxweyne Deni ee uu kaga hadlay xaaladda guud ee Puntland iyo doorashada Soomaaliya 2021 (dhegayso)
Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan. Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsan yahay khudbadii madaxweynaha ee PDRC Talks ee ku saabsanayd xaaladda guud ee Puntland iyo doorashada Soomaaliya 2021. Dhegayso.
-
Warka Duhurnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso.
-
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 40aad Xaawo Axmed (dhegayso)
Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaa soo wada jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso.
-
Maxay isku hayaan Puntland iyo dowladda dhexe ? (Akhriso)
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dani oo xlay shacabka magaalada Garowe la qaatay kulan ay ku weydiinayeen su’aalaha ay qabaan kuwaas oo uu si toos ah uga jawaabayey Madaxweyne Dani, ayaa wxa uu kaga hadlay Aas aaskii Puntland iyo marxaladihii ay Puntland soo martay khilaafka dowladda iyo maamulka Puntland. Su’aalaha ay dadku weydiinayeen Madaxweyne Dani ayaa…
-
Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Garoowe
Afar qof oo saddax ay dumar yihiin ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay inta udhexaysa Sunajiif iyo magaalada Garoowe. Shilkan ayaa sidookale waxaa ku dhaawacmay Taliye ku xigeenka Qeybta Booliiska gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale. Meedadka dadkii ku dhintay shilkan ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalka weyn ee Garoowe si eheladooda loogu wareejiyo.…
-
Kheyre oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb iyo amaanka oo aad loo adkeeyay
Amniga magaalada Dhuusamareeb ayaa maant aad loo adkeeyya xili uu ku soo wajahanyahay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa aad looga dareemayaa magaalada Dhusamareeb waxaana la adeekayay ammaanka goobaha muhiimka ah ee magaalada Dhuusa-Mareeb,iyada oo shalay gelinkii dambe wefdi hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha ay…
-
Diyaarad sidday 100 qof oo ku burburtay Kazakhstan
Diyaarad ay saarnaayeen 100 qof ayaa ku burburtay dalka Kazakhstan, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan sagaal qof, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas. Waxay sheegeen in diyaaradda Bek Air ayaa soo dhacday wax yar un kaddib markii ay saakay ka duushay garoonka Almaty. Weriye goobta ka agdhowaa ayaa sheegay in qiiq uu dbaoolay halka ay…
-
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Hoos kaga bogo wixii caweysinkan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.
-
Puntland oo eedeen u jeedisay dowladda Federaalka Soomaaliya
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Tayeynta Waxbarashada, diiwaangelinta iyo dib u habeynta Shaqaalaha iyo qodobo kale. Shirka ayaa waxaa warbixino looga dhageystay Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Puntland,iyaga oo soo gudbiyey Arrimo la xiriira Wasaaradahooda.…