Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 41 42 43 44 45 62 516 / 741 POSTS
Guusha Soomaalida Itoobiya iyo guuldarrada hoggaamiyayaasha Soomaaliya

Guusha Soomaalida Itoobiya iyo guuldarrada hoggaamiyayaasha Soomaaliya

SOCRATES - Soomaali: "Caqliyahanka diida in uu wax xukumo ama xukunka ka qaybqaato ha isku diyaariyo xanuunka xukunka doqonka." SOCRATES - English: [...]
Madaxweyne Mustafa Omer: Waxaan is-afgarad buuxa ka gaarnay “In jabhadu ay si xor ah dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed uga biloowdo deegaanka Soomaalida”

Madaxweyne Mustafa Omer: Waxaan is-afgarad buuxa ka gaarnay “In jabhadu ay si xor ah dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed uga biloowdo deegaanka Soomaalida”

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Soomaalida ee Itoobiya, Md. Mustafa Omer, oo saaka uu wadahadal buuxa dhexmaray wafti ka socday jabhadda Waddaniga Xore [...]
Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)

Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)

Madaxweynaha cusub ee shalay lagu dhawaaaaqay ee Dowladda Soomaalida ee Itoobiya, Md. Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay xilka cusu [...]
Maxaa ka jira in Fahad Yaasiin, Agaasime Kuxigeenka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, uu si beenabuur ah ku qaatay baasaboorka Kenya? (dhegayso)

Maxaa ka jira in Fahad Yaasiin, Agaasime Kuxigeenka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, uu si beenabuur ah ku qaatay baasaboorka Kenya? (dhegayso)

Warbaahinta dalka Kenya ayaa beryahan si weyn u hadal-haysey in Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, iminkana ah gaasime Kuxigeenka Hay'adda N [...]
Dowladda Soomaalida ee Itoobiya oo magac iyo calan cusub yeelatay (dhehayso)

Dowladda Soomaalida ee Itoobiya oo magac iyo calan cusub yeelatay (dhehayso)

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Soomaalida ee Itoobiya ayaa maanta oggolaaday in la baddalo magaca dowladda, loona laabto magacii hore ee ahaa Somali S [...]
Korneyl Caarre, Somaliland: “Hubka waxaan u qaatay in aan suuliyo dulmiga iyo caddaalad-darrada Somaliland” (dhegayso)

Korneyl Caarre, Somaliland: “Hubka waxaan u qaatay in aan suuliyo dulmiga iyo caddaalad-darrada Somaliland” (dhegayso)

Korneyl Caarre oo ah hoggaamiyihii ugu horreeyey ee mucaarad hubaysan kaga horyimaada maamulka Somaliland, tan iyo dhidbiddii maamulka, asaga oo gacan [...]
Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana dabadhacay ee Geeska Afrika

Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana dabadhacay ee Geeska Afrika

RW Abiy Axmed iyo Madaxweyne Iseeyas Afewerki oo is marxabaynaya kaddib saxiixii heshiiska Nabadda iyo Saaxiibtinimada. Sawir qaade: Yemane Gebremeske [...]
Safarkii RW Kheyre ee Puntland iyo rajadda dowladnimo (daawo)

Safarkii RW Kheyre ee Puntland iyo rajadda dowladnimo (daawo)

Mudane Xasan Cali khayre, Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo dhawaan safar ku yimid Puntland ayaa isagoo ka qaybgalaya xafladdi 20 [...]
Waa sidee dareenka qowmiyadda Oromada ee Bossaso kaddib rabshadihii  Itoobiya ku dhexmaray Soomaalida iyo Oromada?

Waa sidee dareenka qowmiyadda Oromada ee Bossaso kaddib rabshadihii Itoobiya ku dhexmaray Soomaalida iyo Oromada?

Maamulka gobolka Bari ayaa dhowaan kulan uu la yeeshay bulshada magaalada Bossaso ee ka soojeedda kililka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya waxaa uu ku a [...]
MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

Todobaadkan waxaa Puntland laga xusay 20-sano guuraadii ka soo wareegatay aasaaskii Puntland oo dhidibada loo taagay 1 Ogosto 1998, kadib shirar wadat [...]
AUN Cabdifataax Maxamed Cali (ina Rotman) iyo kulankiisii ugu danbeeyey ee saxaafadda Buuhoodle: “Puntland waa innaga, innaguna Puntland baan nahay”

AUN Cabdifataax Maxamed Cali (ina Rotman) iyo kulankiisii ugu danbeeyey ee saxaafadda Buuhoodle: “Puntland waa innaga, innaguna Puntland baan nahay”

Habeenkii 1da Ogoosto, Alle ha u naxariisto e waxaa magaalada Buuhoodle ku geeriyooday Cabdifataax Maxamed Cali (Ina Rotman), oo lala beegtay qarax is [...]
Madaxweyne KX Camay oo ka jawaabaya tacsida Muuse Biixi: “Tacsida Hargeysa waa Crocodile Tears … oo al-Shabaab magaalada dhexdeeda bay joogaan oo masaajido ku leeyihiin” (daawo)

Madaxweyne KX Camay oo ka jawaabaya tacsida Muuse Biixi: “Tacsida Hargeysa waa Crocodile Tears … oo al-Shabaab magaalada dhexdeeda bay joogaan oo masaajido ku leeyihiin” (daawo)

Madaxweyne Kuxigeenka Puntand, Injineer Camay, oo ka jawaabaya tacsida Somaliland ee qaraxii lala beegsaday nin-doorka Buuhoodle, ayna ku dhinteen Cab [...]
1 41 42 43 44 45 62 516 / 741 POSTS