Safarkii RW Kheyre ee Puntland iyo rajadda dowladnimo (daawo)

Mudane Xasan Cali khayre, Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo dhawaan safar ku yimid Puntland ayaa isagoo ka qaybgalaya xafladdi 20 sano guuradii asaaska Puntland, waxa uu jeediyey khudbay qiimo badan oo uu uga hadlayo qaabka quruxda badan ee Puntland loogu soo dhaweyaay.

RW Kheyre ayaa khudbadiisaas waxa uu ku soo qaatay sida uu aad iyo aad ugu rajo weynyahay dowladnimo iyo midnimo ka hanaqaadda dalka Soomaaliya, asaga oo soo qaadanaya tusaalayaal sida shacabka reer Puntland, miyi iyo magaalaba, ay ugu heellanyihiin hannaanka dowladnimo iyo dowladnimo ku baaxda gayiga Soomaaliyeed oo dhan.

Hoos ka daawo.

  


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com