MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

MAANHADAL: Puntland 20 Sano Kabacdi ma Gaartay Hadafkii loo Ddhisay? (dhegayso)

Todobaadkan waxaa Puntland laga xusay 20-sano guuraadii ka soo wareegatay aasaaskii Puntland oo dhidibada loo taagay 1 Ogosto 1998, kadib shirar wadatashi oo ka socday Garoowe muddo 4 bilood ah, ayna ka qaybgaleen wakiilo ka socda shan gobol oo kala ahaa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle.

Haddaba maxay tahay waxyaabaha saldhigga u ahaa dhismihii Puntland ama ujeedkii loo dhisay.
Miyaa la gaaray hadafkii loo dhidbay Puntland? Sidee inta dhiman loo gaari karaa? Waa maxay dib-u-dhacyada ka jira Puntland ama gaabiska ishu qabato iyo kan aysan qabanba, sidee se guul looga gaari karaa?

Maanta waxaa marti noo ah Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, Afhayeenka issimada Puntland, Maxamed Siciid Kashawiito, qoraa iyo ruug caddaa saxaafadeed, sidoo kalena horay Puntland xukuumadihii soo maray ula soo shaqeeyey, iyo Ismaaciil Shir Jaamac Buraalle, wasiirkii dekedaha iyo kalluumaysiga ee dowladihii marxuum Cabdulahi Yuusuf iyo Cadde Muuse.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com