Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha
-
Islaan Bashiir, Dekedda Garacad & Farmaajo: “Waxaan la hadlay oo afkeyga kula hadlay Farmaajo, wuu soodhaweeyey … wuxuu igu yiri waxaa idiin imaanaya RW Kheyre” (daawo)
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo aan hore looga baran hadalo kulul oo fagaarayaasha la isku mariyo ayaa asaga oo ka qaybqaadanaya dhagaxdhigga Dekedda Garacad, waxa uu ka dhawaajiyey axdifurka madaxda ugu sarraysa Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay si bareero ah ugu axdifureen. Islaan Bashiir oo tusaale u soo qaadanaya sheekadii Guurada Habeen ee…
-
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo Radio Daljir uga waramay dhagaxdhigii Dekadda Garacad (dhegayso)
Siyaasi Cali Xaaji warsame oo ku sugan magaaladda Garacad ee gobalka Mudug ayaa ka hadlay dhagaxdhigi dekadda Garacad oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyin kala duwan oo u ugu horeyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo issimo Puntland. Inkasta oo la sugayaay in Dekadda Garacad uu dhagaxdhigo RW kheyre hadana ma aysan noqon oo…
-
“Diintii Islaamka waad tuurteen:” RW Itoobiya oo Amiirka Imaaraadka runta deeqsiiyey
RW Abiy Axmed oo u jawaabaya Amiirka Abu Dhabi: “Waa in aan degdeg afka Carabiga u barano, si aan faham fiican ugu yeelano diinta Islaamka, dabadeedna aan idinka dib idiin ku barno, oo diinta idin ku soo celino.” *** Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo hadda safar ku maraya dalka Mareykanka ayaa ka sheekeeyey kulankiisii…
-
Puntland oo Isku Duuban: RW Kheyre Soodhawoow! (sawiro)
Shacabka Puntland iyo madaxdooda oo isku duuban ayaa shalay oo taariikhdu aheyd 29 Luulyo waxa ay si aan kalahar laheyn oo kal iyo laab ah Puntland ugu soodhaweeyeen RW Kheyre. Waa safarkii ugu horreeyey oo Kheyre ku yimaado Puntland tan iyo intii uu noqday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Kheyre ayaa la filayaa in uu Puntland sii…
-
Abukar Arman: Odoras Ba’an oo Yemen ku Mataaneynaya Soomaaliya
Way adagtahay in Yemen loo mala-awaalo qaddar ka duwan taas maanta ka taagan Soomaaliya – qaybo siyaasad ahaan kala qoqoban, laguna habaaray kalsooni darro, isaamin-la’aan iyo cadaawad aan dhammaan. *** Miisaanka adduun ee ba’a iyo hoogga bini’aadanimo ee maanta taagan, Yemen waa dalka adduunka ugu daran. Dagaalka Yemen oo galay sannadkii afraad, ahna mid ay…
-
Maxamud Xasan Xaaji: “Prof. Axmed Samatar waa nin aan kalsooni qabin mabda’na aan laheyn” (dhegayso/daawo)
Wariye hore ee BBC Maxamuud Xasan Xaaji Cumar ayaa PLTV uga warramay aqoonta uu u leeyahay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, waayihiisii BBC-da, sida uu ku helay shaqadii BBC-da, sida uu Mareynkanka ku tagey, qofkii intaas u qabtay, tacabka uu galiyey, sida loogu khasaaray, iyo sida siyaasadda barafasoorku ay u tahay mid aan fadhiyin, oo aan…
-
Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Isimada Isaaq haddii aysan nabad keeni karin yaysan raadin”
Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. Isimadaan ka yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa la sheegay in ay marti u ahaayeen qayb kamid ah culumida Garoowe. Haddaba si aan wax uga ogaano imaatinka isimada Hargeysa iyo sababta imaatinkooda waxa aan ka waraysaney…
-
Madaxweyne Gaas oo xarig-jaray Isbitaalka Carafaat Garoowe (sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo taariikhdu tahay 06-july 2018 xadhiga ka jaray Hospital casri ah oo laga hirgaliyey magaalada Garoowe. Madaxweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey xadhig jarka Hospitalka Wasiirka caafimaadka Puntland, qaar kamida goloyaasha Dowladda Puntland, Saraakiil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland, dhakhaatiir, isimo iyo bulshada qaybeheeda kala duwan.…
-
Madaxweyne Gaas: “Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo waxa ay leedahay muhiimad gaar ah, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed” (dhegayso)
Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xalay ka qaybgalay daahfurka wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo, kana dhacay hoolka Jaamacad Bariga Afrika ee magaalada Garoowe, ayaa madasha ka jeediyey khudbad taariikhi ah oo taabaneysa istaraatajiyada jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo. “Waxaan mahad balaadhan u jeedinayaa intii soo qabanqaabisay munaasabadaan oo ay ugu horayso jaamacadda Bariga Africa iyo guddiga…
-
Korneel Gebre, sirdoonkii sare ee Itoobiya u joogay Soomaaliya, oo la ruqseeyey lana raadinayo
Korneel Gebregziabher Alemseged Abraha, sarkaalkii ugu sarreeyey sirdoonka Itoobiya ee Soomaaliya ka hawlgala, kuna jooga magaca IGAD, ayaa maanta laga cayriyey shaqadii IGAD, isla markaasna laga soo saaray OGEYSIIS DADWEYNE oo u dhigma raadin iyo sheegid ciddii meel ku og Korneelka. Ruqsada sarkaal Gebre ayaa u eg mid ka timid xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo…
-
Madaxweyne Gaas: “Muuse Biixi waxaan leeyahay Ingiriis hadduu dhul ku siinayo Laascaano ma aha London, Xuddun ma ahan Birmingham …” (dhegayso)
Madaxwaynaha Puntland oo maanta furay kalfadhigii 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa si kulul uga hadlay xiisadda xoreynta gobolka Sool. “Shacabka Sool waan ka dulqaadaynaa Xabsiga maamulka Hargeysa; shacabka reer Puntland waxaan leeyahay u hiiliya walaalihiina Sool, ogaada dhaxalka aad maanta dhigataan ayaad u aayi doontaan kumannaanka sano ee soo socda,” ayuu yiri Madaxweyne Gaas.…
-
Garoowe oo heshay hoggaan iyo isbaddal toosan (masawiro)
*** Hooyo Garoowe oo shaaha carruurta ka biisha: “Hooyo, Daljir hooyaan u ahay ee ogaada, canshuur bixin diyaar baan la ahay ee si edboon ma loo qaadi karaa, haddii la qaadana ma na loo ku adeegi karaa, si musuqmaasuq iyo nin-jeclaysi ka maran. Hooyo, hoggaan xalaal ah baan rabnaa, Allaa oge markaas wax kasta waa…