Category: Ciyaaraha

1 75 76 77 78 924 / 925 POSTS
UNC Tar Heels oo ka Badiyey Gonzaga Bulldogs 71-65 Qaadayna Koobka Jaamacadaha Maraykanka

UNC Tar Heels oo ka Badiyey Gonzaga Bulldogs 71-65 Qaadayna Koobka Jaamacadaha Maraykanka

Dooxadda Qorraxda (Phoenix Stadium in Glendale, AZ) - Cayaar baratan xalay oo dhan ahayd, waxay North Carolina Tar Heels labadii daqiiqo ee ugu danbee [...]
Daawo-Tababare Jose Mourinho oo Ku Xanaaqey Weriye Su’aal Waydiiyey.

Daawo-Tababare Jose Mourinho oo Ku Xanaaqey Weriye Su’aal Waydiiyey.

Jose Mourinho ayaa u dulqaadan waayay soo jeedin aheyd in kooxaha Manchester United iyo West Brom ay ciyaareen ciyaar isku dheelitiran kulankii barbar [...]
North Carolina (UNC) oo Reebtay Oregon 77-76 una Gudubtay Horyaalka Jaamacadaha

North Carolina (UNC) oo Reebtay Oregon 77-76 una Gudubtay Horyaalka Jaamacadaha

Jaamacadda North Carolina tiimkeeda kubadda kolayga ee North Carolina Tar Heels oo safka hore kaga jirta jaamacado guulo badan ka keenay horyaal kolla [...]
Gonzaga oo Reebtay South Carolina 77-73

Gonzaga oo Reebtay South Carolina 77-73

Jaamacadda Gonzaga oo ku soo baxday AFARTII koobka Jaamacadaha USA waxay caawa 77-73 cayaar adag oo aad u xiisa badan ku reebtay South Carolina, una g [...]
Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

Liverpool ayaa guul gaartay kulankii Merseyside Derby iyadoo Jurgen Klopp iyo kooxdiisa ay muujiyeen sida ay uga taliyaan gobolka, sadex gool oo ay ka [...]
Boss Arsene Wenger Oo Go’aan Ka Qaatay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Boss Arsene Wenger Oo Go’aan Ka Qaatay Mustaqbalkiisa Arsenal.

Tababare Arsene Wenger ayaa ku wargaliyay maamulka Gunners inuu doonayo heshiis cusub isagoo diyaar u ah inuu sii joogo Emirates laba sanadood. Spo [...]
Daawo-Goalashii Ugu Quruxda Badnaa ee Bisha March 2017.

Daawo-Goalashii Ugu Quruxda Badnaa ee Bisha March 2017.

Bisha march oo haatan dhawaad ku dhow ayaa la ciyaaray kulamo aad u badan oo xiiso waali ah leh kuwaas oo ay ciyaareen xulal kala duwan iyo waliba naa [...]
Waa Tee Kooxda Ugu Dhaawacyada Badan Horyaalka Ingiriiska.

Waa Tee Kooxda Ugu Dhaawacyada Badan Horyaalka Ingiriiska.

Arsenal iyo Manchester United ayaa ah kooxaha ugu dhaawacyada badnaa lixdii sanno ee ugu danbeysay sida lagu ogaatay baaris ay sameysay Sky Sports. [...]
Cayaaraha Jaamacadaha USA oo gaaray AFARTII ugu Danbaysay (Final Four)

Cayaaraha Jaamacadaha USA oo gaaray AFARTII ugu Danbaysay (Final Four)

Gonzaga, South Carolina, North Carolina & Oregan. Waa inoo Dooxada Qoraxda iyo Phoenix, Arizona! Yaad la jirtaa? [...]
Daawo-Alex Sanchez Oo Xulkiisa U Dhaliyey Bilisyoon Uusan Iloobi Doonin.

Daawo-Alex Sanchez Oo Xulkiisa U Dhaliyey Bilisyoon Uusan Iloobi Doonin.

Alexis Sanchez ayaa qarankiisa Chile waxa uu xalay ku hogaamiyay guul ay ka gaareen Venezuela oo ay uga badiyeen 3/1 Kulankaas Venezuela martida ku [...]
Neymar Oo Lagu Abaalmarinayo Kabtanka Xulka Qaranka Brasil.

Neymar Oo Lagu Abaalmarinayo Kabtanka Xulka Qaranka Brasil.

Xidiga kooxda Barcelona iyo Xulka dalka Braziil Neymar ayaa lasheegayaa in laga dhigi doono kabtanka Hogaaminya Xulkiisa taas oo abaal marin looga dhi [...]
Adam Lallana Oo Mudo Garroomada Ka Maqnaan Doona.

Adam Lallana Oo Mudo Garroomada Ka Maqnaan Doona.

Xidiga Naadiga Liverpool ee Adam Lallana ayaa lacadeeyey in uu soo gaaray dhaawac intii uu kujirey Tababarka Xulka dalkiisa England waxa uuna Garoomad [...]
1 75 76 77 78 924 / 925 POSTS