Adam Lallana Oo Mudo Garroomada Ka Maqnaan Doona.

Xidiga Naadiga Liverpool ee Adam Lallana ayaa lacadeeyey in uu soo gaaray dhaawac intii uu kujirey Tababarka Xulka dalkiisa England waxa uuna Garoomada ka maqnaan doona ugu yaraan mudo bil ah.

Adam Lallana oo Cayaaray kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee England ay kaga badiyeen 2-0 dalka Lithuania bale dhaawac ayaa soo gaaray kulanka kadib kaas oo keenay in uu ku maqnaado mudo bil ah.

Liverpool oo uu muhiim ka ahaa Xidiga Adam Lallana ayaa kulankeeda koowaad Waxa ay ladheeli doonaan kooxda ay darbiga yihiin ee Everton kaas oo ah mid aad u adag.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com