Gonzaga oo Reebtay South Carolina 77-73

Gonzaga oo Reebtay South Carolina 77-73

Jaamacadda Gonzaga oo ku soo baxday AFARTII koobka Jaamacadaha USA waxay caawa 77-73 cayaar adag oo aad u xiisa badan ku reebtay South Carolina, una gudubtay cayaarta kamadanbaysta ah ee koobka oo ay la ciyaari doonto North Carolina ama Oregon, hadba kii soo gudba. http://www.oregonlive.com/march-madness/index.ssf/2017/04/gonzaga_vs_south_carolina_in_n_1.html

Radio Daljir kala soco tartanka kolayga jaamacadaha USA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com