Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

Daawo-Liverpool oo Guul Ka Gaadhey Kulankii Merseyside Derby.

Liverpool ayaa guul gaartay kulankii Merseyside Derby iyadoo Jurgen Klopp iyo kooxdiisa ay muujiyeen sida ay uga taliyaan gobolka, sadex gool oo ay kala dhaliyeen Sadio Mane, Philippe Coutinho iyo Divock Origi ayaana shabaqa wada gaaray halka Pennington uu dhaliyay goolka calanka ee Everton.

DAAWO

https://youtu.be/Cd8YQFGH9HQ

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0