Category: Ciyaaraha

  • Daawo Goolasha Liverpool oo Guul Muhiim ah Ka Gaadhey Stoke City

    Daawo Goolasha Liverpool oo Guul Muhiim ah Ka Gaadhey Stoke City

    Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Stoke City iyagoo ku badbaaday xiddigaha reer Brazil ee Coutinho iyo Firmino oo bedel ku soo galay kuwaasoo ka jawaab celiyay gool uu Stoke hogaanka ugu dhiibay Walters, waxaana ay ka caawiyeen inay Reds ku badiso 2-1 iyagoo isku sii kooleeyay booska kaalinta seddexaad ee horyaalka…

  • Daawo Real Madrid oo Taako Kala Kulantay Dhigeeda Atletic Madrid

    Daawo Real Madrid oo Taako Kala Kulantay Dhigeeda Atletic Madrid

    Antoine Griezmann ayaa ka hor joogsaday Real Madrid guul ay si weyn ugu baahneyd ka dib markii uu kansalay xilli danbe gool uu Real hogaanka ugu dhiibay Pepe iyadoo ciyaartii adkeyd ee Madrid Derby ay ku soo ildaatay barbaro 1-1 ah, taasoo dib u sii fureysa tartanka horyaalka iyadoo Real ay haatan seddex dhibcood ka…

  • Daawo Goalasha Manchester City oo Guul Ka Gaadhey Hull City

    Daawo Goalasha Manchester City oo Guul Ka Gaadhey Hull City

    Kooxda Manchester City ayaa sii xajisatay booskeeda kaalinta afaraad ee horyaalka Premier League ka dib markii ay guul sahlan ka gaareen kooxda Hull City oo marti ku aheyd Etihad Stadium iyagoo ku dubtay 3-1. Goolal ay kala dhaliyeen Sergio Aguero iyo Fabian Delph iyo gool uu iska dhaliyay Elmohamady ayayna ku badisay kooxdii martida loo…

  • Dhammaan Kulamada Caawa iyo Galabta Laga Ciyaari Doono Qaaraadda Yurub.

    Dhammaan Kulamada Caawa iyo Galabta Laga Ciyaari Doono Qaaraadda Yurub.

    Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub kulamdii Horyaalada kala duwan ee laxasiiyo waxaana dhici doona Kulamo aad u xiiso badan soona geli doona Saacado Macquul ah. Hadaba dhamaan Cayaaraha Maanta iyo saacadaha Geeska Africa ee mid kastaa bilaaban doont? Premier League April 8 02:30 Tottenham Hotspur vs Watford 05:00 Manchester City vs…

  • Wararkii Ugu Dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Yurub

    Wararkii Ugu Dambeeyey ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Yurub

    Real Madrid ayaa qorsheyneysa iney u dhaqaaqdo soo xerogalinta weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann xili ciyaareedka soo aadan. (L’Equipe) Kooxda Marsielle ee dalka faransiiska ayaa dooneysa iney weeraryahanka Arsenal Olivier Giroud dib ugu celiso horyaalka League 1. (France Football). Arsenal ayaa diyaar u ah iney dalab ka gudbiso da’yarka xulka qaranka Chile Marcelo Allende kaas oo…

  • Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

    Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

    Barcelona ayaa Camp Nou ku dubatay kooxda Sevilla kulan aad u adkaa isla markaana si wayn natiijadiisa loo sugayay waxayna kooxda Luis Enrique shaqadii ugu badnayd ee kulankan qabsatay qaybtii hore ee kulankan iyada oo Lionel Messi iyo Luis Suarez ay sii wateen gool dhalintii cajiibka ahayd ee ay xili ciyaareedkan kaga soo jireen horyaalka…

  • DHEGAYSO Barnaamijkii Ciyaaraha Daljir ee Sports News iyo Mustafe Yare

    DHEGAYSO Barnaamijkii Ciyaaraha Daljir ee Sports News iyo Mustafe Yare

    Bossaso – Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii ciyaaraha Daljir ee Sports News, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Mustafe Yare, waxaana kaga bogan doontaan wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha caalamka iyo kuwa gudaha. HOOS KA DHEGAYSO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e4d3300a01004f4b9c6626/bar+spotiga+mustafa+5-4-2017+Arbaco.mp3

  • Dhammaan Kulamada Horyaalada England iyo Spain ee Caawa iyo Saacadaha La Ciyaarayo

    Dhammaan Kulamada Horyaalada England iyo Spain ee Caawa iyo Saacadaha La Ciyaarayo

    Caawa ayaa ladheeli doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ku tirsan Horyaalada iyo koobabka laga dheelo qaarada yurub kuwaas oo ay jiraan Cayaaro aad u adag aadna loo wada sugayo. Hadaba Kulamada Caawa iyo kasta Saacada Geeska Africa ee ay bilaaban doonto. Premier League April 5 09:45 Arsenal vs West Ham United 09:45 Hull…

  • Toban Ciyaaryahan oo lagu Qiimeeyo in ka Badan  £100 Million, SAWIRO

    Toban Ciyaaryahan oo lagu Qiimeeyo in ka Badan £100 Million, SAWIRO

    Waxaa sii Kordhaya Maalinba Maalinka ka danbeeya qiimaha lacageed ee lagu kala iibsado Cayaartoyda Kubada Cagta Caalamka qiimahaas oo ah mid aad uga badan kii Xiligii hore lagu kala qaadan jirey Xidigaha Kubada Cagta Caalamka. Cayaaryahanka Xiligaan dunida ugu qaalisan waa Paul Pogba oo u dheela Manchester United Waxa uuna ku fadhiyaa 89 Milyan oo…

  • Ibrahimovic oo Guul Darro Ka Badbaadiyeye Manchester United

    Ibrahimovic oo Guul Darro Ka Badbaadiyeye Manchester United

    Manchester United ayaa kulankii labaad oo xidhiidh ah barbarbo niyadjab leh ku gashay garoonkeeda inkaarta ku noqtay ee Old Traffrod waxaana kooxda Mourinho guuldaro soo gaadhaysay ilbidhiqsigii ugu danbeeyay gool rekoodhe ah kaga badbaadiyay Zlatan Ibrahimovic oo bartilmaameedkii ugu horeeyay ee uu kulankan ku sameeyay ciyaarta ku soo gabagabeeyay. Ashley Williams ayaa kaadhka cas oo…

  • Manchester United 1-1 Everton

    Manchester United 1-1 Everton

    Manchester oo liidata oo Ibrahimovic nafta ku soo celiyey, laakiin ku daray in uu Man United ka tagayo haddii aan qorshaha wax laga badalin! http://www.bbc.com/sport/football/39414200 http://www.espnfc.com/blog/the-match/60/post/3095308/manchester-united-were-mediocre-but-get-a-draw-vs-everton-via-zlatan-ibrahimovic-late-penalty

  • LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

    LeBron James, Cleveland Cavaliers, of Jabiyey Rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbaar

    LeBron James wuxuu 788 ciyaarood oo isku xiga dhaliyey 10 dhibcood iyo ka badan, wuxuuna maanta dhaafay oo jabiyey rikoorkii Kariim Cabdul-Jabbar. Markii ugu danbaysay ee LeBron dhaliyo dhibco ka yar 10 waxay ahayd 10 sano kahor, bishii Janaayo 5, 2007, markii Cavaliers 95-87 kaga badiyeen Milwaukee Bucks. Habeenkaas LeBron wuxuu isku dayey 13 dhibcood laakiin waxaa…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com