Category: Ciyaaraha
-
Tottenham Hotspurs FkF Bournemouth
Tottenham iyo Naadiga Bournemouth ayaa 15 April saacaddu markay tahay 2:30PM duhurnimo waxa ay ku kulmi doonaan garoonka White Hart Lane. Ciyaartan ayaa waxay tahay Kulanka 32aad kana tirsan horyaalka Ingiriiska Ciyaartan waxaa xiiso gooni ah u sii yeelaya kooxda Tottenham oo hada ku jirta qaab ciyaareed aad u bilan kaddib markii ay badiyeen 5…
-
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani
Ku soo dhawaada Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Yamani, idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)
Hoos ka dhegayso barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana aalaaba xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeediye Weriye Mustafe Xuseen Yuusuf. DHEGEYSO
-
Qarax Lala Beegsaday Gaarigii ay Wateen Xidigaha Kooxda Borussia Dortmund (DAAWO)
Bas ay la socdeen ciyaartoyda kooxda Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka ayaa la xaqiijiyay in qaraxyo lala beegsaday goor dhoweyd oo caawa ah xili ay ku sii socdeen garoonka Signal Iduna Parka oo caawa ay ku lahaayeen ciyaar ay fooda isku dari lahaayeen kooxda AS Monaco. Ciyaartan ayaa aheyd lugta koowaad ee sideed dhamaadka koobka…
-
Heung-Min Son & Dele Alli oo Hogaaminaya Xidigihii Ugu Karitida Badnaa Kulamadii 32 ee EPL
Laacibiinta kooxda Tottenham Heung-Min Son & Dele Alli ayaa hogaaminaya laacibiintii ugu waxqabadka iyo kartida wanaagsanaa kulamadii 32aad ee horyaalka dalka Ingiriiska. HOOS KA AKHRISO
-
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (DHEGAYSO)
Hoos ka dhegayso barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana aalaaba xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeediye Weriye Mustafe Xuseen Yuusuf. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58ecac61030100f1cd2a3371/bar+sportiga+mustafa+11+4+2017+OK.mp3
-
Kulamada Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Afrikada Bari Laga Daawanayo
Waxaa Caawa ladheeli doonaa kulamadii lawada sugayey ee koobka UEFA Champions League -Wareegiisa sideed dhamaadka waxaana iska hor imaan doona Kooxo aad u adag oo aan kala liidan. Kulamada Caawa dhacaya ayaa waxaa ugu awood badan Cayaarta ay dheelayaan kooxaha Juventus iyo Barcelona labadaas kooxood oo Ciil isku qaba kadib markii ay dheeleen Finalka koobkaan Sanadkii…
-
Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafe Xuseen Yusuf (Dhegayso)
Waa maanta iyo barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Daljir. Hoos ka dhegayso barnaamijka ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Xuseen oo ku sugan istuudiyaha Daljir Boosaaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58eb8ba1010100374a3fd60c/bar+sportiga+mustafa+10_April_2017.mp3
-
Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafa Xuseen Yusuf (DHEGAYSO)
Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii ciyaaraha Daljir ee Sports News, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya Mustafe Yare, waxaana kaga bogan doontaan wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha caalamka iyo kuwa gudaha. HOOS KA DHEGAYSO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58ea19ba01010000343ee45f/BAR+SPORTIGA+MUSTAFA+_9_APR_2017_.mp3
-
Waa Kuwee 10 Ka Naadi ee Dhaliyeey Goalasha Ugu Badan 5ta Horyaal ee Ugu Waaweyn Yurub
Waxaan idiin soo gudbineynaa 7 da kooxood ee dhalisay Goolasha ugu badan Xili Cayaareedkaan Gaar ahaan shanta Horyaal ee aadka looga xiiseeyo Caalamka iyo qaarada yurub. Hadaba Waa kuwee 7 daas Kooxood? 7. Chelsea-62 goals in 30 matches Premier League is the toughest League in the World. It is a difficult championship when it comes…
-
Neymar Jr Oo Qarka U Saaran Inuu Ganaax Ku Seego Kulanka El-Clasico
Neymar Junior ayaa gudoomay jaalihii labaad ee ciyaarta taasoo isu rogeysa [kaar cas] kulankii ay kooxdiisa 2-0 guuldaro ah kala kulantay Malaga, kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Balaugrana waxey booqatay La Rosaleda iyadoo ka warqabta in Real Madrid ay ku hor kuftay Atletico Madrid markaas oo kulankii Madrid uu ku dhamaaday barbaro 1-1, balse…
-
Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafa Xuseen Yusuf
Hoos ka dhegayso oo fikirkaagana nala qaybso, lana qaybso Mustafe Xuseen Yusuf! http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e96c460501004ba3658a5a/Barnaamijka+Ciyaaraha_8_+April_+2017_mustafa.mp3