UNC Tar Heels oo ka Badiyey Gonzaga Bulldogs 71-65 Qaadayna Koobka Jaamacadaha Maraykanka

UNC Tar Heels oo ka Badiyey Gonzaga Bulldogs 71-65 Qaadayna Koobka Jaamacadaha Maraykanka

Dooxadda Qorraxda (Phoenix Stadium in Glendale, AZ) – Cayaar baratan xalay oo dhan ahayd, waxay North Carolina Tar Heels labadii daqiiqo ee ugu danbeeyey si xarago leh uga badiyeen Gonzaga Bulldogs 71-65. UNC Tar Heels waa horyaalka kubadda kolayga ee NCAA 2017.

http://www.ncaa.com/march-madness-live/watch

https://www.nytimes.com/2017/04/03/sports/gonzaga-unc-national-championship-game-score.html

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com