Category: MAANHADAL

1 7 8 9 10 11 30 108 / 353 POSTS
MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan?  (dhegayso)

MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan? (dhegayso)

Golaha Badbaadada Qaranka oo la sheegay arrimaha doorashooyinka iyo qabashooda ka shaqayn doonto, ayna ku midaysanyihiin Puntland, Jubaland, midowga m [...]
MAANHADAL | DACWADDA BADDA SOOMAALIYA & KENYA (dhegayso)

MAANHADAL | DACWADDA BADDA SOOMAALIYA & KENYA (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo maanta uga hadli doono kiiska dacwadda Badda Soomaaliya& kenya kaas oo 15 Bishan [...]
MAANHADAL: Dib u dhaca Doorashadda Soomaaliya (dhegayso)

MAANHADAL: Dib u dhaca Doorashadda Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti waan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadli dooni cida iska leh masuuliyadda dib u dhaca doorashadda dal [...]

MAANHADAL: HESHIISKA MIDOWGA MUSHARAXIINTA IYO XUKUUMADA (daawo)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doonaa, Heshiiska Midowga Mu [...]
MAANHADAL: YAA DIIDAN IN DALKA AY DOORASHO  KA DHACDO? (dhegayso)

MAANHADAL: YAA DIIDAN IN DALKA AY DOORASHO KA DHACDO? (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doonaa,Yaa diidan in dalka a [...]
MAANHADAL: SHIRKA DHUUSAMAREEB (dhegayso)

MAANHADAL: SHIRKA DHUUSAMAREEB (dhegayso)

Maanhadal: Dooda maanta Maxaa laga filankaraa kulankan hadda socda oo dadka qaar Rajo xumo ka muujinyaan? |Hadii heshiis lagu gaaro maxay natiijadiis [...]
MAANHADAL: DOORASHADDA SOOMAALIYA OO AAN LA CADEYN XILIGAY DHACAYSO

MAANHADAL: DOORASHADDA SOOMAALIYA OO AAN LA CADEYN XILIGAY DHACAYSO

Doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan ayaa wali aan cadayn goorta si rasmi ah loo gudagalayo, waxaana fashilmay isku daygii sadexaad ee lagu mudeeyey [...]
MAANHADAL: Muda xileedka Madaxweyne Farmaajo & Doorasho wakhtigeeda ku dhacda (dhegayso)

MAANHADAL: Muda xileedka Madaxweyne Farmaajo & Doorasho wakhtigeeda ku dhacda (dhegayso)

Muddo xileedkii xafiiska loo dhaariyay madaxwaynaha xilka haya ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa ka harsan muddo hal bil ah, iyadoo [...]
Maanhadal: Jadwal Samaynta gudiga Doorashada ee muranka dhalisay & cakirnaanta siyaasadeed ee dalka ka jirta (daawo)

Maanhadal: Jadwal Samaynta gudiga Doorashada ee muranka dhalisay & cakirnaanta siyaasadeed ee dalka ka jirta (daawo)

Kulanti wacan saxiibayaal Barnaamijkeena Maanhadal maanta oo jimce ah waxaan ku soo qaadan doona oo ku falanqeyn doona Jadwal Samaynta gudiga Doorasha [...]
MAANHADAL: Go’aankii Puntland ee socodsiinta lacagta shiling Somaaliga & Shaqo la’aanta dhalinyarada (dhegayso)

MAANHADAL: Go’aankii Puntland ee socodsiinta lacagta shiling Somaaliga & Shaqo la’aanta dhalinyarada (dhegayso)

Barnaamijka Waxaan uga hadli doonaa dowladda Puntland ayaa amartay in bangiyada gaarka ah iyo kan dowladduba ay isku badalaan lacagta sh, so iyo doola [...]
MAANHADAL: Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Somaaliya & Kenya

MAANHADAL: Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Somaaliya & Kenya

Khilaafka u dhexeeya dowladdaha Somaaliya kenya ayaa meel sare gaaray xili dowladda Somaaliya Muqdisho ka eriday safiirki somalia u joogay kenya,halka [...]
MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

Sarifka shilinka Soomaaliga iyo doolarka ayaa sare uakacay Puntland, Gaalkacyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaa kadhacay dibadbax looga cabanayo qiimaha [...]
1 7 8 9 10 11 30 108 / 353 POSTS