MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

MAANHADAL: Cabashadda shacabka & Sicir bararka Puntland kajira (dhegayso)

Sarifka shilinka Soomaaliga iyo doolarka ayaa sare uakacay Puntland, Gaalkacyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaa kadhacay dibadbax looga cabanayo qiimaha sarifka doolarka iyo sh,so oo gaaray $1 in lagu sarifo 60kun oo sh,so ilaa 45kun Sh, So. , halka ganacsatada qaybtoodna ayba diideen isticmaalka shilinka Soomaaliga, haddaba yaa masuul ka ah dhibaatadan sarifka doolarka iyo sh, So. suuqyada Puntland?

Maxay tahay waxa dowladda la gudboon maaaama dadbadan aysanba heli karin lacagta ama aanay soo gelinba doolarka?

Waa Mowduuca Barnaamijka Maanhadal oo Maanta doodu ka qayb gali donaan Aqoonyahano & Ganacsato.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com