MAANHADAL: DOORASHADDA SOOMAALIYA OO AAN LA CADEYN XILIGAY DHACAYSO

Doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan ayaa wali aan cadayn goorta si rasmi ah loo gudagalayo, waxaana fashilmay isku daygii sadexaad ee lagu mudeeyey dowlad goboleedyada inay soo saaraan xubnaha aqalka sare u matala oo jadwalkii ugu dambeeyey ay shalay kaga ekayd iyadoo aan xildhibaanada aqalka sare lasoo saarin.

Muddo xileedka xafiisk madaxwaynaha loo dhaariyay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa ka dhiman wax kayar 25 beri , mana muuqato isku soo dhowaasho madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Dowladda dhexe , inkastoo Galmudug , Hirshabelle , Koonfur Galbeed ay taageersanyihiin nidaamka doorasho ee xukuumadda faderaalka ay waddo.

Barnaamijka Maanhadal ee Maanta waxaa nagala qayb gali doonta Aqoonyahano & siyaasiyiin dalka ku sugan.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com