Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doonaa, Heshiiska Midowga Musharaxiinta iyo DFS.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xasan Heykal.
FAALLOOYIN & FALCELIN