MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan? (dhegayso)

MAANHADAL: Golaha Badbaado Qaran ee Muqdisho looga Dhawaqay Maxay Qabanayaan?  (dhegayso)

Golaha Badbaadada Qaranka oo la sheegay arrimaha doorashooyinka iyo qabashooda ka shaqayn doonto, ayna ku midaysanyihiin Puntland, Jubaland, midowga musharixiinta ayaa looga dhawaaqay Muqdisho, doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu fashilmay inay waqtigooda dhacaan.

Barnaamijka Maanhadal ayaan haddaba maanta ku falanqeyn doona golahahaas shalay lagaga dhawaaqay Magaaladda Muqdisho,waxaana ka qayb galaya Barnaamijka Aqoonyahano iyo siyaasiyiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com