MAANHADAL: YAA DIIDAN IN DALKA AY DOORASHO KA DHACDO? (dhegayso)

MAANHADAL: YAA DIIDAN IN DALKA AY DOORASHO  KA DHACDO? (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan xiiso gaar ah xambarsan,waxaana uga hadli doonaa,Yaa diidan in dalka ay doorasho ka dhacdo?

Barnaamijka waxaa marti ku ah wasiirki hore ee Dekadaha & Gadiidka Badda Puntland Cabdulaahi Jaamac Saalax, Ex-Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil iyo Aqoonyahan Sharmarke.

wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa daadihinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com